Britain Lost Seaside Heritage: Portebello

Status
Not open for further replies.

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
3b31313ad47a74d54521f8d191676370.jpg


VENEZ VISITER LES ZOO HUMAIN!!!!!:jcoleno:
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Zoo horta maxay tahay micneheeda?

ZOO: waa meel naflaha lagu xareeyo ( xadiiqatul xayawaan), laakin yurub waxaa jiray mid lagu xareeyo BANI AADAMKA si loogu soo daawasha tago,dadkaa oo laga keenayay wadamada laatiin Ameerika, Afrika ,Asiya waxaa laga keeni jiray dadka Gaaladda gumaysin jiren sidoo kale Soomaalidda
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Saddax sababood ayaa dadkan Zooga loo keeni jiray.

  • 1) in lacag looga helo dadka daawanaya,runtiina lacag badan ayaa laga helay.
  • 2) in dadka reer yurub lagu qanciyo in la isticmaarsado iyadoo la leeyahay dhaqaala ku biya sidii dadkan cawaanta ah aan u ilbixino .
  • 3) kaniisadaha oo lahaa dadkan aan diinta laheeyn ayaan bareeynaa diinteena ee sadaqa bixiya. Sida carwooyinka maanta ayaa qolaba meel la dajin jiray,si dhaqankooda loo muujiyo, laakin badanaa dhaqankooda been ayaa laga sheegi jiray ,qaarna waa la qaaqaawin jiray si daawadayaasha loo soo jiito .
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
I do wonder did they stay in Europea after their Human Zoo tour or did they return to Africa? @lone what do you think?
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Human Zoos, loona yaqaan “ethnological expositions” waxa ay jirtay qarnigii 19aad, 20aad, and 21aad illaa 1958. Badanaa waxaa lagu qaban jiray magaalooyinka :

Paris,

Hamburg,

Antwerp,

Barcelona,

London,

Milan,

Warsaw,

New York.

London,

Moscow

iyo kuwa kale. sanadkii 1889 waxaa u daawasha tagaywas 28 million oo ruux. gidaar ama Darbi ka sameeysan silig ama alwaax ayaa ku wareegsanaa Zoo-ga,banaanka ayaana laga daawan jiray.


jcoleno.png
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
They literally toured all of Europe. Heck even New York

1.Paris,
2.Hamburg,
3.Antwerp,
4.Barcelona,
5.London,
6.Milan,
7.Warsaw,
8.New York.
9.London,
10.Moscow
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top