Bohol
VIP
Sources are saying.
5 HY (SY) dead , 1 wounded
12 HJ dead, 5 wounded
War deg deg ah dagaal saaka ka qarxay degaanka Dararweyne ee Sanaag
http://burcoonline.com/articles/695...laha-Hore-Dagaalko-Ugu-Dhex-Maray-Degaankaasi
War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Oo Ka Qarxay Gobolka Sanaag.
Dagaalkan oo saaka ka bilwodey deegaanka DARARA-WAYNE oo 35 Km ka xigtaa degmada Ceel Afwayne ee gobolka Sanaag ayaa waxaa uu u dhaxeeya laba beelood oo deegaankaasi horay ugu dagaallamay.
Dagaalka oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ku faafey gudaha iyo hareeraha magaalada DARAR-WAYNE .
Illaa iyo iminka cid ku kala dhex jirta ma jirto , Waxaana la sheegaya in ay jiraan gurmado ay beelahani isu fidinayaan iyadoo aaney jirin cid kale oo u samaysa xabad joojin .
Dadka deegaanka waxay noo sheegeen in ay jireen Ciidamo Somaliland ah oo ku kala dhex jirey beelahan .
Mar aan la xidhiidhay dadka deegaankaa ayaa waxaanu isku dayny inaanu ka helno xog ku saabsan dagaalka iyo siday wax u dhaceen waxaanan noo suuroobin in ay noo waramayaan , xabad ku dul socota awgeed .\