#BREAKING: Farmaajo enroute to Mogadishu

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
IMG_1263.jpeg


Waxa barito oo Jimco ah la filaya inuu Muqdisho yimaado Madaxweynihi 9aad ee Soomaliya Maxamed C/lahi Farmaajo.

Siyaasiyinta iyo xildhibaano katirsan Baarlamanka Soomaliya aya bari Adan Adde International Airport kuso dhaweyn doona Madaxweynihi hore oo Dalka kuso laabanaya muddo 17 bilood kadib.

Kooxda Damul Jadiid ee Villa Somalia hada ka taliya aya ka walwal qaba ol-olaha uu Farmaajo ka sameyn doono Baarlamanka ee looga hortagayo dastuur badalida iyo safarka uu Garowe ku tagi doono oo isbaheysi mucaarad ah lagu sameyn doono.

IMG_1264.jpeg


He will be meeting with Mudane Sheikh Shariif who will be going together to Garoowe for the official opposition. Deni has agreed to host the two former President. Somalia now has hope to oppose Culusow’s illegal constitutional changes and amendements and fo save the country from the grip of Damul Jadiid
 

Trending

Latest posts

Top