Breaking Farmaajo and Ahmed Madoobe in bust up that resulted nearly in fist fight

Status
Not open for further replies.
FARMAAJO IYO AXMED MADOOBE OO LA KALA QABTAY IYO SHIRKII GAROOWE OO FASHILMAY

Ilo’ xog-ogaal ah oo ku sugan madaxtooyada Puntland ee Garoowe, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in shirka wada-tashiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada ee Garoowe ka socda uu khilaaf cusub cagaha la galay, kadib markii galabta uu muran xooggan ka dhex qarxay, madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe).

Muranka oo gacan ka-hadal ku dhowaaday, ayaa labada mas’uul ka dhex bilowday kadib marki Axmed Madoobe oo shirka dhex fadhiya laga soo wacay magaalada Kismaayo, laguna wargeliyay in garoonka diyaaradaha Kismaayo uu ka socdo dagaal u dhexeeya ilaalo uu watay, musharrax ka yimid magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo, Cabdinaasir Seeraar iyo ciidanka Jubaland ee u xilsaaran sugidda amniga garoonka.

Mudane Axmed madoobe ayaa kadib markii uu taleefonka dhigay, wuxuu si toos ah hadallo kulul ugu riday madaxweyne Farmaajo, isagoo xukuumadda Federaalka ku eedeeyay in ay magaalada Muqdisho ka soo dirtay Cabdinaasir Seeraar, si uu khal-khal iyo dagaal uga abuuro doorashada Jubaland, si lamid ah doorashadii ka dhacday magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka koonfur Galbeed.

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale sheegay in mas’uuliyadda wixii galabta ka dhacay magaalada Kismaayo uu guud ahaan qaadanayo madaxweyne Farmaajo, waxaana Axmed Madoobe madasha ka caddeeyay in uusan sii fadhiyi doonin shirka uu guddoominayo madaxweyne Farmaajo.

Dhankiisa madaxweyne Farmaajo oo hadalka qaatay ayaa iska fogeeyay eedaynta mudane Axmed Madoobe, isagoo sheegay in aysan denbi ahayn in laga yimaado magaalada Muqdisho, balse madaxweynaha Jubaland ayaa hadalka ka dhexgalay waxaana ay isweydaarsadeen ereyo kulul oo usii gudbay weerar-shakhsiyeed, sida ay sheegeen xubno aan ka soo xiganay warkan.

Muranka labada mas’uul oo meel adag gaaray, ayaa mudda daqiiqada hadalka kala-heli waayey, iyadoo ay ku sigteen in ay isu gacan-qaadaan, ha’yeeshee madaxdii kale ee shirka joogtay ayaa markii dambe soo kala dhex gashay muranka labada mudane.

Sidoo kale, madaxweynaha Galmudug ayaa taageeray hadalka Axmed Madoobe, waxaana madasha ka sheegay in aan wax wada-hadal ah lala sii wadi Karin xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu ku eedeeyay in aysan waxba ka fulin doonin heshiisyada lala galo.

Shirka ayaa galabta ku dhammaaday muran iyo weerar-shakhsiyeed, waxaana fashilmay waan-waan uu isku dayay madaxweynaha Puntland Siciid Deni in uu ku xalliyo khilaafka cusub ee madaxweyne Farmaajo iyo mas’uuliyiinta kale.

PUNTLAND POST
 
The other leaders had to intervene after an heated exchange that quickly turned into personal insults labelled at another resulted in a punch up.
 
It happened after in the middle of a meeting Madoobe received a phone call from Kismaayo about an altercation at the airport and Madoobe accused Farmaajo sending Abdinasir Seeraar a former ally of Madoobe to Kismaayo in order to run against Madoobe in the Jubaland election.

There were a few fatalities at the altercation in Kismayo Airport which made Madoobe angry and accuse Farmaajo of instigating the same regime change in Baydhabo when FGS forced the leader of there to make room for someone more favourable to Farmaajo.
 
Dues it looks that way. Madoobe is fearful of the assurgent Awliyahan who have been the dominant force in Kismaayo.

The reer Cabdille who lost out in the Somali Region to their fellow Mohamed Subeyr rivals, the reer Isaaq are desperate to clinch on to power in Jubaland by any means.

They are more politically shrewd than the Awliyahan but the Awliyahan who possibly have the backing of Farmaajo and his subclan are determined to break and set themselves up as a power house.

The Awliyahan have always been distinct and be known as Awliyahan Darood rather than Awliyahan OG.

General Morgan used to recruit from that subclan and live among them when he prepared for recapturing Kismaayo.

General Gabyow is one of their sons who were with their brethren in contrast to Mohamed Subeyr who were aligned with Aydiid.
 
Many actually propagated that Farmaajo is a docile zombie like character with little oral skill but today he was going for bully Ahmed Madoobe.

Khayre, Deni and co had to intervene before they did serious harm on each other.
 
What makes it more funny is that it occurred during Ramadan

Screenshot_20190509-232856.png
 

Abdalla

Medical specialist in diagnosing Majeerteentitis
Prof.Dr.Eng.
VIP
Kkkk why is farmaajo so brave, besides politics, ahmed Madoobe would eat him alive, the American PhD holder citizen against the former big foot terrorist :damn:

Farmaajo isn't Phd holder. He wrote his master thesis in 2009, he was 49 years old then.
 

Shaolin23

Seeker of knowledge and truth
MX members on the sidelines like pompom girls to see which Ogaden subclan gets Jubbaland's leadership :pachah1:
Bro honestly shut up you were under gumeeysi since Jees laid down his weapons first under Morgan then under Hiiraale from 1993-2012 thats how long you’ve been in chains till your Kenyan master decided to free you from servitude never forget who you are and you’re roots:comeon:
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top