ITOOBIYA oo duqeyn horleh ka fulisay gobolka HIIRAAN
Beledweyne (Caasimada Online) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo ay diyaaradaha dagaalka Itoobiya maanta ka geysteen qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan oo dhaca bartamaha Soomaaliya, isla-markaana hoostaga maamulka HirShabelle. Dqeynta ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lagu...
www.caasimada.net