20 sano ayuu @Jablibax uu jogga, waan aqana waa niin australia ka yimi. Lakin 20kasi sano, sawirka bayla maxaa iska badelay, waxa ayan daro waa Jab oo weli uu buranburayo, hadu hassan yusuf joggi laha waxaa la oran laha 'adeer lagu arke, iska naso'. Odayga ma xumo lakin 'talo' ma jiro ma garatay!!! marka bayla weligeed sideedi bay iska ahanaysa iyo jablibax wax wayn uu soo wado aan ka ahayn 'halays waso' ma jire sida hayawanka.
maxa iga galay ma ana iskale, waxad igu arki doonta BIRTA(doctor meel uusan lahayn ma fara gashto intay birta yaaban tahay)
Wallahi I would be 'radical president' in PL, lakin I wouldn't show myself too much to the public because some 'juubjuub' will see it as an opportunity to 'character assasinate me' I would hire a presidential speaker oo 'beentooda iyo huuhaagooda' la cayaaro, while I work hard behind the sciences implementing the scientific model to PL government. I would call bendar bayla mayor and say 'adeer' waxaa ka maqan 'talo' lakin 'feker' ayaa ka buuxo, iyo dalkana fekerku is in over supply ma keento xal kkkkk. Talo aya keento xal.
I wud call @Jablibax mayor into my office and be quite frank with him and tell him 'horta dano gaar ah ama tolayay ha igu soo leexsan' waa wixi keentay 'shaqo xumadada' 20 sano ileen waa 'cadifaad' bahashu, cadifad meel ay dhisto lama arag.
I wud yell at him wallahi and say markad soo tiro koobtid bayla, uu kala qaybsid niin iyo naag iyo 'age group', marku ii so qiyaaso 'dhakhliga' meesha taal dhinaca wax soo saarka iyo dibada, marku ii tusiyo qorsho economical ah oo muujinayso shanta sano lacaga la gelin doono iyo wixi soo kordhayo dhinaca bayla iyo isbixinteeda, markan qorshihi uu la yimi geliyo oo uusan shantasi sano uu dhigmin wixi la qiyaasay, i will warn him bendar bayla dhib dambe inu wax noqdo ha soo radsan, you are are not visionary mana taqanid lacagtu cadiifaad ma gasho ee waa inaad keensata business case iyo sidu bayla iyo puntland uu cawinayso akhirki, hadi aadan intasi samayn karin, orod jablibax iyo qorshihisa qaado IS WASA.
Hadu statistic haysan laha oo dhab ah, wuxu eegi kara meesha ugu haboon wax laga dhiso si ay meel kale uu dhisanto oo noqoto cycle of improvement oo shan sano ka bacdi la oran karo waxaa is badelay financially '500%' ama waa inu growthka sheega. Cayaartu ma aha dadka 'kore' umada in lacag kale la geliyo waa khasaaro, hadu kuwa hoose soo baxan, kuwa kore waa is koreya, waxaa imanayo akhirki population xoogan oo wax haysta halka hawiye waxaa ka soo baxayo afar niin wax haysto which will ensure hawiye waxba noqon karin mustaqbalka
Waxan is wasaya ee bayla joggo maxay yihin is the first thing I wud say on my first official trip to bayla on 'tv' So I can kaftan on @Jablibax iyo qorshisha becuz as politician u need sense of humor.
I would kaftan with them to show them lakin hikmad ahan waxan tusin laha the importance of 'data' so we can calculate investment decision and set up business proposal for foreign nations. Adigo lagu yiri waxaa lagu jira qarniga 'information age' adiguna oo aadan iska war gabin 'data', ku noqda siyasadi awoowashina markay wax ay samayan yaabeen yirahdeen AAN IS WASNO
This site uses cookies to help personalise content, tailor your experience and to keep you logged in if you register.
By continuing to use this site, you are consenting to our use of cookies.