Badbaado Qaran are killing each other on the outskirts of Muqdishu

cow

VIP
ya salaaaaaaaaaaaaam, but are you autistic ?

I think you should broaden your political understanding of somalia further than somalispot and dahir alasow.

nevertheless past events such as the badbaado qaran vs farmaajo proofs my point and also the galmudug vs sufi proofs my point. but i am not entirely surprised that the finer details have gone way above your head and your understanding.
 

TekNiKo

“I am an empathic and emotionally-aware person.
VIP
Guddoomiyaha Kaaraan oo weerar afka ah ku qaaday Saney Cabdulle
Image


Guddoomiyaha maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, Ciise Maxamuud Xasan ayaa ka hadlay dagaalkii saaka degmadaas ku dhex-maray ciidamo ka wada tirsan millateriga dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha oo warbaahinta kula hadlay degmada ayaa sheegay in Ciidamo ka amarqaata Taliyaha Guutada 4-aad ee ciidanka xooga dalka, Korneyl Saneey Cabdulle ay weerar kusoo qaadeen waax kamid ah waaxyaha degmada Kaaraan.

“Saaka waxa uu dhib ka dhacay waax kamid ah degmada Kaaraan oo la yiraahdo Wajeer, waxaa soo weerary ciidan milateri ah oo uu xakumo taliyaha guutada 4-aad oo fadhigiisa uu yahay Gubadle,” ayuu yiri Guddoomiye Ciise.

Aniga ma aqaan millateriga waxa ay ka qabtaan magaalada Muqdisho gudaheeda, qaasatan degmooyinka gobolka Banaadir, milateriga waxaa loogu talo-galay xuduudaha ee magaalada gudaheeda looguma talo-gelin.”

Sidoo kale waxa uu sheegay in ciidamada millateriga ay boob ku hayaan dhulka degmada iyo Kaawooyinka, isagoona ka codsaday in Wasiirka Gaashaandhiga iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir inay arrintaas wax ka qabtaan.

“Waxaa aad uga xumaha guddoomiyaha beesha Gubadley oo aheyn mansabkiisa waxa uu yiri Jagboynti noo yiilay ayaa waxaa soo weeraray degmada Kaaraan, anaga waxa aan xuduud leenahay uma yaalan Jagboynti, waxa la rabaa in la weydiiyo waxa loo dhigay Jagboynti-ga u dhigay beesha Gubadley.”

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dagaalkii saaka uu waxyeelo badan gaarsiiyey dadka deegaanka, uuna ka dhashay dhaawac iyo dhimasho, islamarkaana uu sababay barkac hor leh.

 
AMISOM should get out of the way and allow Roble to use the BQ fighters to remove Farmajo from office via a coup d'etat
Hehe I don't think the problem is Farmaajo here. It is the moryaans that kept Somalia hostage for the past 30yrs my friend.
 

Trending

Top