Address me us reer jenicada reer jenicada is 5 times larger than Bah dubeeys..... We're over 100k
War niyahow naga daa cayaartu, my town was just given state of alert to prepare for evacuation. U may not see me on Somalispot as I won't have internet coverage other then maybe my 'mobile data' on the phone but that will run out also because where will I charge my phone during 'qaxda' magalada? I also fear other civilians may rob me for my water, car, food supply because if the gas station they go to says they run out of supplies, waxaa imaadi karo inay shidaalkaga 'dhacan' si ay baburkooda uu gashadan ama inay jid goyo ku dhigtan and car jack you. Crime increases in 'evacuation' it's well known but thankfully Australia govt has said the 'military is on stand by for public disorder meaning moryaanimo in Somali'. War meeshani waa wadan nidaam leh
@Jablibax waa inaad imaata oo barata western culture, kadib waxan ku gaynaya sida noo balan aboriginal culture si aad uu soo aragtid noolasha dadyow oo 65000 kun oo sano ku noola 'qaarad' aan la gaadhi jirin waagi hore oo bin-adanku waxay ku daba wareegsan jireen europe-mid-east-north africa iyo in-yartasi badda cas red sea states and india and china.
That was the known world ama aduunka la yiqin waagaas untill european explorers found qaarada aan la gaadhi jirin sida Australia, America, Canada, New Zealand. Wadamada waxaa loo yaqan ADUUNKA CUSUB. Ma aha Aduunki Horey(mid-east, north africa, europe, china, india, and red sea states).
Anyways My house is insured brother, so I am not worried about the 'tv, furniture, beds, kitchen' waxasi dhan waxaan 'caymis' ku jira 'house insurance' ma garatay. Wax yaabaha aan rabi in badbadsado waa 'qurankayga' yar si aan uu aqrisado ileen markay 'dhibaato timaato ayaa alla ka cabsi yimado'. I also want to save my photo albums, documents, files, my 'degree' also, identification like passports, my medicare card ama cardka caafimadka australia. I also want to save some clothes I like that is expensive ama siday uu kala muhimsan yihin. First suits, then my expensive label clothes in jeans, shirts, sweaters. I will take a 'macawis' just in case also for sleep. I can't save all my clothes but I will save wixi muhim ah. The reason I can't take everything I have SUV and the back side ama trunk won't have enough space. I am limited by space of my vehicle, I must 'prioritize' ama siday waxayga uu kala muhimsan yihin uu kala qaata.
Luckily we can still flee to Melbourne and Brisbane and Perth. But I will go to Melbourne as I have relatives there who I can stay and wait to find out what is happening to my city and how badly it has burnt. We will pray for rain inshallah hadu illahi aqbalo, hadi kale ana tashanayo waa dhaqanka australia. Ma aha dhaqanka somalida oo roob doon iska sugo, way dadaalan umadani niyahow, ka bacdi bay illahi uu jeestan hadaysan waxba samaysan karin. Halka somalida ma dadaalo weligisa dhinaca cilmiga, sayniska, ama ganacsiga, shaqada, weligisa waa niin iska tugsada facisa ama illahi. Wa umada jabtay waxana jebiyay dhaqankooda horey ma ahayn mid 'calami' ah sida 'sayniska'. Haday bartan sayniska wallahi somalidu way jeclan lahayd ileen waa cilmi, yaa neceb cilmi, noone hates knowledge, it's what powers our world. Everything we have is from knowledge and inventions.