What's up with some Garre's and claiming to be Ethiopian
They have no shame Walahi.
Mid cidaas ah baan la sheekaystay kow dheh. Saan u wada sheekaysanayney baa waxaa wey diiyay ciday tahay.
Waxay tiri waxan ahay Garre. Waa arin fiican ban iri inan Somali ah baad tahay. 
Dhowr asbuuc ka dib waxaan arkay ayadoo Ethiopian ban ahay ku qarabanaysa