Ambush against Somaliland region Gov owned vehicles in Awdal

Bohol

VIP
The Awdal based rebel group seems to have started its operations.

Abaanduulaha ciidamada qaranka gaashaanle sare Cabdirisaaq Sicid Bulaale ayaa arrintan u tagay Boorama

Hargeysa(HWN):-Koox hubaysan ayaa Salaasadii dorraad jidgooyo u galay baabuur ay dawladu leedahay oo marayay inta u dhaxaysa Borama iyo Dila, waxaanay ku fureen baabuurka rasaas tiro badan.

1-78.jpg

Abaanduulaha ciidamada qaranka gaashaanle sare Cabdirisaaq Sicid Bulaale ayaa arrintan u tagay Boorama waxaanu kulan la yeeshay gudida amaanka ee gobalka iyo qaar ka mid ah salaadiinta goblka Awdal.

Abaanduulaha ayaa sheegay in aan la eegan Karin xaalada amaan ee gobalka Awdal, waxaanu yidhi "Waxaan u imid kormeerkaygi ciidanka ee caadiga ahaa iyo arinta nabadgalyada oo kow ka ah ee gobalka baryahanba lagu sheegayay ee gobalka shalayna dhacdadu ka dhacday foosha xun ee wadada la galay laguna rasaaseeyay baabur dawladeed, waxaanu kulan la yeelanay dhamaan gudidii nabadgalyada, waxa kale oo aan la kulanay odayaashii dhaqanka oo suldaanku hoggaaminaayo,ka hordhici maayo wada hadal iyo rajo fiican yaanu qabnaa nabadgalyana waanu jecelnahay in lagu soo afjaro arin la sii eegan karana maaha,kana hor dhici maayo oo odayaashiina si weyn ayaan u balanay, raga meesha wada joogaana waanu wada garanaynaa.”

Muddooyinkii u dambeeyay waxa la hadal hayay oo ay xataa qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobalka Awdal warbaahinta kaga hadleen jabhad la sheegay inay ka samaysantahay deegaanka Dila ee gobalka Awdal.

http://hadhwanaagnews.ca/articles/7...Leedahay-Oo-Marayay-Borama-Iyo-Dila-Dhexdooda
 
madaxweyne

i heard about them forming a rebel group a while ago seems like the situation is getting out of controll for governor bihi:siilaanyolaugh:
 
Invader

👾pʅɹoʍ pǝʇɐʅǝxᴉd ɐ uᴉ ƃuᴉʌᴉʅ👾
:sass2::sass1:What propaganda are you gonna post next? I know you’re MJ:reallymaury:Why would they need to rebel when Boroma is developing? I have been there countless times and it’s flourishing wlhi this is BS @Bohol
 
Invader

👾pʅɹoʍ pǝʇɐʅǝxᴉd ɐ uᴉ ƃuᴉʌᴉʅ👾
@Bohol why are anti sl
He’s a fake HY who likes to post about SL making it look like a dysfunctional region even though this isn’t true I’ve been to Loyada, Zeila , Boroma and Lughaya and all of them are fine with SL as they earn a good revenue from tourists who escape the harsh climate during summer in Djibouti .
 
Invader

👾pʅɹoʍ pǝʇɐʅǝxᴉd ɐ uᴉ ƃuᴉʌᴉʅ👾
it is true at a gathering between rer sanaag and rer awdal and rer sool and cayn, rer awdal declared the formation of their own jabhad:siilaanyosmile:
“Sure” Have you ever been to the cities of Awdal I’ve been there many times and they don’t want to rebel because they have power in the government dummy. The Vice President of Somaliland and Former President were both Gadabuursi.
:gucciwhat:
 
going to cities doesnt mean shit, you can go to al shabab territories and the people will go about their daily buisness :siilaanyolaugh:
 
“Sure” Have you ever been to the cities of Awdal I’ve been there many times and they don’t want to rebel because they have power in the government dummy. The Vice President of Somaliland and Former President were both Gadabuursi.
:gucciwhat:

Exactly, ninka hesta alumka summayyay wa nin gaddarbirsi oo boroma dushay AUS.

Madxweyne after cigal AUS was Gaddarbirsi

The vice president wa nin gaddarbirsi oo saylac ka dushay.
 
Teflon

Inactive
VIP
He’s a fake HY who likes to post about SL making it look like a dysfunctional region even though this isn’t true I’ve been to Loyada, Zeila , Boroma and Lughaya and all of them are fine with SL as they earn a good revenue from tourists who escape the harsh climate during summer in Djibouti .
no isaaq would disrespect their own tribe. @Bohol tell us your real tribe
 
Trending

Top