“Ogaada dadkiina Muqdisho waa joogaan” – Beel ka mid ah Hawiye oo digniin culus u dirtay Puntland (Daawo)
Muqdisho (Caasimada Online) - Odayaal dhaqameed ka tirsan beesha Murusade oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray digniin culus oo ku aadan rag kamid ah 8 qof oo maamulka Puntland uu ku xukumay dil toogasho ah. Odayaasha beesha oo kal hore baaq kasoo saaray dhalinyaradaas...
www.caasimada.net
Beesha Murursade has given Puntland ultimatum execute our 8 boys and we will hunt you down in Dayniile..