A thought on the seeming irrationality of slers

Status
Not open for further replies.

Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Aniga igu halee, jimce kasta faladh jaad ah bu leeyahay as reparation for the history that was made.:trumpsmirk:

“War sow sida Darwiishkii Isaaq, duub cad uma qaadan! Makaahiilku Dooy uma kaceen, degaya Hiiraane Daacuunku meeshuu ku layn, uma dalluumeene Daal iyo hadhuudh kuma cuneen, Degelki Haarweyne Habar Yoonis bay uga durkeen, degelladoodiiye”

Wallahi intaas baa ku ciidayaaa
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
@Saalax Bidaar Isaaq used to matter in DDSI but it all ended with Abdimajid. HA still matter to some degree due to their numbers and the Berbera corridor. The Garxajis, on the other hand, are lucky if Rabaaso and Gaashaamo exist in 15 years. You are talking about Marsin? Reer Hagar took Boodadheere 2 years ago!
:jaynerd:

Kkkkkk dream on
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness

“gun baan ahay ganbo cad baan xidhnahay iyo gar nagooode,

Gashaatida siideedo oo kale ban guur u sugaya aniga iyo hablaha walano galmooda

Godabtayda Habar Yoonis walaga ma goostaan"

Cali Duux

:draketf::ohdamn:
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
“War sow sida Darwiishkii Isaaq, duub cad uma qaadan! Makaahiilku Dooy uma kaceen, degaya Hiiraane Daacuunku meeshuu ku layn, uma dalluumeene Daal iyo hadhuudh kuma cuneen, Degelki Haarweyne Habar Yoonis bay uga durkeen, degelladoodiiye”

Wallahi intaas baa ku ciidayaaa
100 of your kinsmen dead in a single operation nullifies your argument. It's not the 1890s bro where your English sugar daddy used to help you out.
 
Thegoodshepherd

Galkacyo iyo Calula dhexdood
VIP
“! Makaahiilku Dooy uma kaceen, degaya Hiraan Daacuunku meeshuu ku layn

Joorey, Makahiil
33587407.jpg

Haarweyn maanta yaa jooga aan Abrahiin iyo Aba Yoonis aheyn?
:trumpsmirk:
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
100 of your kinsmen dead in a single operation nullifies your argument. It's not the 1890s bro where your English sugar daddy used to help you out.

English man had no interest in clan squabbles in deep Hawd. It was Man to man and Cagdheer were routed and reduced to Gunnimo status.

BYexo.gif
Speaking of sugar daddy. Candho iley asaydii ma dhigtay?
 
“War sow sida Darwiishkii Isaaq, duub cad uma qaadan! Makaahiilku Dooy uma kaceen, degaya Hiiraane Daacuunku meeshuu ku layn, uma dalluumeene Daal iyo hadhuudh kuma cuneen, Degelki Haarweyne Habar Yoonis bay uga durkeen, degelladoodiiye”

Wallahi intaas baa ku ciidayaaa
The makahiils used to karbaash you while you had british assistance.

Maxamuud Axmed Cali Bidhiidh ( Makaahiil, Abraahiim)

Ingiriis markaan quusinaan, qoorta kaa xidhiye
Qisaas maalintaan kuu dabrado, qabasho waa duufe
Qunyar kaadso oo dhawr, sidaan kuu qabiran doono.

:damnmusic:
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
The makahiils used to karbaash you while you had british assistance.

Maxamuud Axmed Cali Bidhiidh ( Makaahiil, Abraahiim)

Ingiriis markaan quusinaan, qoorta kaa xidhiye
Qisaas maalintaan kuu dabrado, qabasho waa duufe
Qunyar kaadso oo dhawr, sidaan kuu qabiran doono.

:damnmusic:

I can almost taste the tears of Cagdheer poet runtii. It is pretty similar in taste to the tears of Rer Sool in present day “hadii aan Burco iyo Hargeisa la iskugu iman waaa waa”
 
Ingiriiska wixii ka horeeyay In Geela Iidoorku ay ku raacan Jireen Magac Ogaadeen maxaa u cadayn ah:

Baarxawle( Reer Cabdille, Aadan Kheyr, 250 Years Ago)
Badda jeexayaa iyo bariga, jaanta mariyaaba
Walee geel jacaylkaan u qabo, waw jirabi ruuxa
Oo Iidoor Jiridkaan ku rogi laga jalaal-qaadi

:damedamn:
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Ingiriiska wixii ka horeeyay In Geela Iidoorku ay ku raacan Jireen Magac Ogaadeen maxaa u cadayn ah:

Baarxawle( Reer Cabdille, Aadan Kheyr, 250 Years Ago)
Badda jeexayaa iyo bariga, jaanta mariyaaba
Walee geel jacaylkaan u qabo, waw jirabi ruuxa
Oo Iidoor Jiridkaan ku rogi laga jalaal-qaadi
:damedamn:

:mjlol:

Waxa uu la shir yimid
 
:mjlol:

Waxa uu la shir yimid
I'm not done yet:lolbron:

Nolosha Guud ee Iidoor ku noolaa intii ingiriis ka horeeyay maxaa lagu tilmaami karaa:

Maax Dhagoole ( Reer Isaaq, Reer Cali)

Abtiyaashay anigaa aqaan, nimanka Iidoore
Ha ka aamusnaadeen Absame, waan abhinayaaye

Aroortay yimaadeen iyagoo, awr faruun xidhane
Irriduu yaxoobaa sidii, ood fadhiisin ahee
Uurtuu ka reemaa sidii, igadh cayuumeede

Cirka oo unkadi buu yidhaa, adhiga ii looge
Aqal aad ah buul ooraluu, ka ag samaystaaye
Aagaamuhuu kala yaqaan, ta u iniin roone

Aboodaan ka gubi buu yidhaa, ubad fayoobaaye
Istalaab xun buu kaga dhigaa, meeshan oofta ahe
Ilmahana galabtuu iman, aabbihii dhalaye
Afcastuna markaasaay dishaa, kabadhe Iidoore

:russ::dead::dead1::deadmanny::deadrose:
 
Karim

I could agree with you but then we’d both be wrong
HALYEEY
VIP
@Saalax Bidaar HY are a mere punching bag for Ogadens, HA and HJ nowadays. Preach you're 150 year old poems to overlook the current abysmal state of your folks in the region.
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
I'm not done yet:lolbron:

Nolosha Guud ee Iidoor ku noolaa intii ingiriis ka horeeyay maxaa lagu tilmaami karaa:

Maax Dhagoole ( Reer Isaaq, Reer Cali)

Abtiyaashay anigaa aqaan, nimanka Iidoore
Ha ka aamusnaadeen Absame, waan abhinayaaye

Aroortay yimaadeen iyagoo, awr faruun xidhane
Irriduu yaxoobaa sidii, ood fadhiisin ahee
Uurtuu ka reemaa sidii, igadh cayuumeede

Cirka oo unkadi buu yidhaa, adhiga ii looge
Aqal aad ah buul ooraluu, ka ag samaystaaye
Aagaamuhuu kala yaqaan, ta u iniin roone

Aboodaan ka gubi buu yidhaa, ubad fayoobaaye
Istalaab xun buu kaga dhigaa, meeshan oofta ahe
Ilmahana galabtuu iman, aabbihii dhalaye
Afcastuna markaasaay dishaa, kabadhe Iidoore

:russ::dead::dead1::deadmanny::deadrose:

Pretty damning evidence. :drakekidding:
 
AarHawd_7

North-West, London
Daaroods are a bunch of funny folks wallee. In Jubband they hide behind the balls of Uhurru Kenyatta in Ethiopia they are occupied by their Tigray overlords and in Somaliland by the mighty Jeegaan. :drakelaugh:

Yet they got the nerves to talk. Bisad oo Libaax ismooday
 
JPlUs2f.png
+
uN07XVl.png
=
QnUagyM.png
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top