Qaahira (Caasimada Online) – Xafiiska dacwad-oogaha magaalada Qaahira ee caasimadda Masar ayaa baaraya gabar Soomaali ah oo la tuhunsan yahay inay dishay nin Masri ah, oo ay sheegtay inuu isku dayey inuu kufsado.
Dhacdadan oo ka dhaday magaalada Lixda October ee Qaahira, ayaa gabadha Soomaalida ah waxay sheegtay inay dishay ninka oo ku waday Mooto Bajaaj, kadib markii uu kusoo qaaday weerar isaga oo doonayey inuu kufsado.
Gabar 16 jir Soomaali ah oo dishay nin ajnabi ah oo isku dayey inuu kufsado
Qaahira (Caasimada Online) – Xafiiska dacwad-oogaha magaalada Qaahira ee caasimadda Masar ayaa baaraya gabar Soomaali ah oo la tuhunsan yahay inay dishay nin Masri ah, oo ay sheegtay inuu isku dayey inuu kufsado. Dhacdadan oo ka dhaday magaalada Lixda October ee Qaahira, ayaa gabadha Soomaalida...
www.caasimada.net
The rapist tried to rape her as she was on a bajaaj (tuktuk) and had a knife and she managed to kill him instead.
Where are the Arab bootyclappers to defend their masters? @Based @Shimbiris
May Allah free her!