Young colonel receives a warm welcome after completing his studies abroad

Jungle

VIP

Colonel Nuur Mohamed Gaabow (Nuur Fareey) back in Muqdisho after completing his studies abroad.

General Gaafoow, General Indhaqarshe, Colonel Ali Xubeey, Colonel Masdile and many more high ranking officers within the SNA as well as FGS and Hirshabelle MPs

Indhaqarshe on his character and on when he named him taliye of 2 different battalions.

Reer Mahadaay but Lower Shabelle is where he was active.

 

Jungle

VIP
He has been named as taliye of Guutada 14ka october who operate in Afgooye, Marka, Aw dhiigle, Baraawe. Its a stand alone batallion and not part of any division.

:rejoice: Birmade Hassan Sheikh.

HSM has won reer Mahadaay over with this along with the appointment as head of Banaadir Regional Court this week.

 

Jungle

VIP
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYEYAASHA MAXKAMADDA RAFCAANKA IYO MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho, Oktoobar 20, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed.

Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir waxa uu u magacaabay Garyaqaan Siciid Cali Maxamed oo ku takhasusay Shareecada iyo Qaanuunka. Sidoo kale, waxa uu Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Benaadir u magacaabay Garyaqaan Saalax Cali Maxamuud.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Guddoomiyeyaasha uu magacaabay in ay ka shaqeeyaan sarreynta sharciga iyo xallinta cabashooyinka caddaalad darro ee ka imaanaya Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Xeerkan Madaxweyne oo ku saleysan Sharciga Nidaamka Garsoorka lambar 3, soona baxay 12 Juun 1962, ayaa dhaqan galay ka dib faafinta rasmiga ah ee maanta oo ku beegan 20-ka Bisha Oktoobar 2022.

DHAMMAAD

Waxii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: media@presidency.gov.so
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter: @TheVillaSomalia
 
He has been named as taliye of Guutada 14ka october who operate in Afgooye, Marka, Aw dhiigle, Baraawe. Its a stand alone batallion and not part of any division.

:rejoice: Birmade Hassan Sheikh.

HSM has won reer Mahadaay over with this along with the appointment as head of Banaadir Regional Court this week.

Reer mahaday waa qaraan eebow. waaxwalba waan kuu guuleysanaa :salute:
 
Last edited:
Top