Why a certain community wishes to expand to the Green Valleys of Hiiraan from the dry red sands of Western Galgaduud.

1678388236070.png
 
Last edited:
It’s a coping mechanism to claim Maxaas in order to cope with the pressure on Matabaan. It won’t work. Well in reality we are making you add land in Galgaduud because you cannot claim a single tuulo in maxaas kkkk

We know you red eyed kind very well, “Ku qabso ku qadi meysiid” who you fooling

:camby:
post that video of some Galgaduud tuulo they claim to be maxaas the reporter says Galgaduud and they desperately telling him in the comment section its maxaas 🤣🤣
 
Qofwalan

house of samatalis

these people are shameless
 
post that video of some Galgaduud tuulo they claim to be maxaas the reporter says Galgaduud and they desperately telling him in the comment section its maxaas 🤣🤣

the reporter said Galgaduud and look at how this red eyed community were exposed and went crazy and wished for it to be in Hiiraan kkkkkkk shameless kind
:heh:

A9005804-526E-4E8D-B64B-C817B74A2FDF.jpeg

134F9A81-1CAB-42BF-8784-70795DE212C8.jpeg
E4F91560-45A5-488F-B8BB-536A8D19EF93.jpeg
193D6384-5B5A-469A-8BC6-4B0124895772.jpeg
 
HG we know your kind very well, this is Hiiraan I can assure you, you will not get what you want here, if you want death tho, come thru. :westbrookswag:
 
XAWAADLE MACAWISLEY IS CONTROLLING NOW CEEL GOD IYO CEELJIQOW. WARXOOLO IS EX MURUSADE NOW HG
Waradhuumaal is 5 km inside guriceel saas kuma helaysaan Maxaas 🤣🤣
Screenshot_20230309-192515.jpg

Nin xildhibaan ceyr habar gedir ah ayaa sidaan fbgiisa ku qoray.

Matabaan iyo maxaas ma la isbarbar dhigi karaa?
Degmada matabaan waxa dega habargidir gudoomiyaha degmada ayeyna qaadataa lkn dhamaan toolooyinka hoos yimaada matabaan oo ay degmo kutahay waxa dega xawaadle sidaas ayuuna kuqaatay 2bada gudoomiya kuxigeen ee degmada deeganada xawaadle ee degmada matabaan waxa kamida beergadiid oo baaxad ahaan kaweyd matabaan 2bacood coomaad 2ba heesood.
Iyo 42 toola oo kle oo xwle degan.

Maxaas waxa daga xawaadle degmada waxa hoos yimaada kudhawaad 94 tuulo toolooyinkaas 53 kamida sitoos ah ayey u hoos yimaadaann degmada maxaas halka 42 kamida ay hoosyimaadaan moqokori oo iyadu baaxad ahaan kaweyn debmada balse hoostimaad degmada maxaas, dhaamaan tuulooyinkaas waxa daga xawaadle.

Halkee dhibtu kajirtaa?
Waxa jira 2ba tuulo ay habar gidir sheegato inay degto kuwaasi oo aykudoodaan inay hoos yimaadaan degmada maxaas sidaasna ay awood qeybsi kuhelaan 2daas toolo waa
1- ceel-god
2-waradhuumali
Cee-god waa ceel biyood kuyaala meel isgoos ah ahna xuduudka hiiraan iyo galgaduud walow uu kuyaala gudaha hiiraan
Ceelkaas waxu udhaxeeyaa seddax ceel oo kala ah warra-dhuumali(habargidir),warxoolo(murusade) iyo ceeljiqoow(oo xawaadle ah)
Sidaasi ayuu ceel-god kuyahay ceel la isku haysto markastana lagu kordagaalamo oo ay qabiiladu kuxifaaltamaan qolana mar ay kadhaansato iyadoo hubeysan siiba xawaadle iyo habargidir.
Kudarsoo ceelgod malaha halbuush oo laharsado waana meel oon biyaha laga dhaansado waana ceel sidoo kale biya qaraar.

Ceel-god inuu yahay goob lagu dagalamo waxa kuucayeynaya dagaal taariiqda galay oo kadhacay 1988 oo udhaxeyay xawaadle iyo habar-gidir
Dagaalka waxa looyaqaana jugtii ceel god dagaalkaas sida taariiqdu qureyso waxa sixun loogu jibiyay habargidir.
Wara-dhuumali waa tuulo leh waro iyo ceel biyood waana tuulo leh ilaa 3baraako(jiingad) iyo dhowr buush oo laharsado.
Waxayna kutaalo xuduudka hiiraan iyo galguduud balse waxey ilaa 5km gudaha ugu jirtaa gobolka galguduud.
Ceyr habargidir oo naf lacaari an oo doonaya inay uun meel kasoo galaan degmada xawaadle ee maxaas ayaa isku dayaya inay warra-dhuumali kajaraan galgudud kuna soodaraan hiiraan waasa fikirkr maangaabnimo.

FG: anaga in geela lakala soocdo ayey dani noogu jirtaa sababtoo ah waxan helaynaa degmo klle oo ah degmada beergadiid.

Hadii aad xl tahay waxan kaacodsanayaa inaad fb gaada kufaafiso siay habargidir ugaarto
#ma_xawaadlaa_xoogbadanaa💪💪

Screenshot_20230309-192515.jpg

Last edited:
XAWAADLE MACAWISLEY IS CONTROLLING NOW CEEL GOD IYO CEELJIQOW. WARXOOLO IS EX MURUSADE NOW HG
Waradhuumaal is 5 km inside guriceel saas kuma helaysaan Maxaas 🤣🤣View attachment 259070

View attachment 259070

38BF9231-AE2A-4A0A-A17C-531D41284FE3.jpeg

They think they can get something from a place where there is plenty of Geeljire’s walking like this. Delusional
 
reer

VIP
HG is a menace I must say they have infiltrated Ceelbuur kkkk Murusade will get xooged in the Golaha Degaanka I see HG + Duduble votes being the majority feel sorry for them Wallahi they have a wild storm ahead of them.
damn that murusade decline. i always said kheyre was the most competent.
 
HG is a menace I must say they have infiltrated Ceelbuur kkkk Murusade will get xooged in the Golaha Degaanka I see HG + Duduble votes being the majority feel sorry for them Wallahi they have a wild storm ahead of them.
They are moving to the Murusade side from this side and the Duduble side till ceelbuur. Our border with Murusade my disapear like our border with Mx i like that anga iyo HG aan isku soo harno 🤣🤣
 
View attachment 259073
They think they can get something from a place where there is plenty of Geeljire’s walking like this. Delusional
@The Midlands sheekadii aheyd 'Jugta ka soo yeertay jiirqabnood ka sheekeyhee joodaxow' miyaa maanta taariikh been ah ku badashe.

@Kheyre HG wax badan waa ka celceliye but hada kadib waxaad iga hesho wlhi waad iga hubsee. Waradhumaale is part of hiiraan diid ama yeel its up to you but in the event that you want it to go to galgaduud let me just remind you I'm debating about who owns teedaan thats below maxaas.
https://www.facebook.com/plugins/post.php?href=https://www.facebook.com/Guricel10/posts/pfbid02SWakgPWzj82NAgTqMWKTjyHaqfThGqz6ivnFoTzxC4t6Ytj8fHiGbf6F4HxcsXh1l&show_text=true&width=500"
Screenshot (66).png

The only person hurt by no peace is you and I hope tabtaan aad qodeen inaa sii qaadaan aan aragno cidii caano ku hesha.

Here is Nabadoon Cilmi Alla yarxama holding peace for Habaraji and Cali Madaxweyne in maxaas that you claim we don't live in. Lies aren't good eebow and geeljire aan heysanaa war ma noqoto. You guys are at our mercy.
 
HG in Warxoole refused to give safe passage to Al Shabaab for fear of Macawisley repression 🤣🤣View attachment 259076
fear? do you not know where cali jeyte started his howlgal and with who? Do you XL on here even check the media??
This is literally your pope thanking us for starting the Howlgal with him and bringing him deeq when your fellow reer hiiraan and HS were sending you Shabaab. are you lot ok in the head? abaalbaad ka hadashaan laakiin idinkaa u dun xun. If I did you a favour shale when no one else was willing to do you take that as fear and weakness? I was fighting your ass fair and square before shabaab and brought the border to maxaas and when Shabaab genocided you anaa garabkaada taagnaa. XL do not open a can of worms you cannot close.
 
Qofwalan

house of samatalis
this little boy really claimed teedan cali madaxweyne lives from hees matabaan to tardo
xl killed two cayr shabaab in matabaan and cayr started calaacal we did peace meeting and invited them over in maxaas our base to sort out our differences while we were in midst of fighting al shabaab that was smart decision
 
That video is from 2021, we are in teedaan.

Hees too, here is wasiirka waxbarashada GM, a Habaraji, talking about how we freed 'our dhul'
https://www.facebook.com/plugins/po...8pocdGMTinTW5qYeKqZl&show_text=true&width=500"
Screenshot (62).png

You will only loose your breath trying to deny Cayr in Hiiraan and maxaas.
 
Trending

Latest posts

Top