This A True Wadani Not Igu Sawir Wadani

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Ku daysho mudan

Agaasimaha Waaxda Fayadhowrka Dowladda Hoose ee Garowe wuxuu mudan yahay ku dayasho. Waa nin Diaspora ah oo 20 sano kasoo shaqaynayey London, UK. Baabuur ayaa jay ku daadiyey mid ka mid ah isgoysyada waddooyinka laamiga ah ee Caasimadda Garowe. Dad ayaa wacay oo u sheegay Agaasimaha baabuurka jayga waddada ku daadiyey. Degdeg ayuu ku yimid; kaddibna halkii uu shaqaale u dirinlahaa inay ka nadiifinayaan jayga waddada ayaa assaga iyo darawalkiisii bilaabeen inay ka xaaqaan waddada jayga.

Clip-kaan marka laga duubayo ma ogayn Agaasimuhu oo waxaa ka duubay nin garanayey oo baabuur ku marayey isgoyskaas. Dad baa yiraahda Diasporadu lacag bay soo doonteen. Lkn ninkaas oo kale ayaa Diasporada ka mid ah oo waddaninimo soo celisay iyo inuu dadkiisa wax baro oo horseed u noqdo. Ku dayasho ayuu mudan yahay. Welldone Agaasime.

 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
I wish more of you existed that cares for his ancestoral home-land. Wa dhulka awoowashina, you should only work hard to ensure it's protected and loved with action not words. We must remind locals the way u treat ur land is how OTHERS will JUDGE AND TREAT U. We must teach them 'damiir' for awooweyashooda land at a early young age at school so a new patriotic generation is born and they can also correct the past generation of 'igu sawir wadanis' or correct past generation neglect attitude.

Everyone should treat the PUBLIC land like u would inside your own private property.
 
Last edited:

Trending

Latest posts

Top