XOG: Ciidamo isku dayaya inay joojiyaan doorashada oo ku wajahan CEELWAAQ
Garbahaarey (Caasimada Online) – Ciidamada dowladda federaalka ee ku sugan gobolka Gedo ayaa qorsheynaya inay tagaan magaalada Ceelwaaq, oo la filayo inay ka dhacdo doorashada 16 kursi oo ka mid ah golaha shacabka, sida ay ilo-wareedyo ka tirsan Villa Somalia u sheegeen Caasimada Online...
www.caasimada.net
ii kacay dhiiga ii kacay