You stop chatting, you and these tuugo don't speak for us. We support our president.Hawiye wa dulqaad badanyahay, hawiye dowlad ayu raba marka fadlan taas hala fahmo. Hawiye shaqsi ma taagersano, kuwa hawiye oo dowladda farmaajo ka tirsan wa dad la yaqaano oo ku ceebeysna beesha. Taariikh haddi bedelikartiin bal bedela wakaas wa isla joogna eebow