Kabakutakade responds to Waare interview

bidenkulaha

GalYare
Kaba kutukade oo Abgaal Waceeysle ah oo Khawaarijta Shabeelada dhaxe u qaabilsan ayaa ka jawaabay hadalkii Waarre.

Wuxuu yiri:- Abgaal ayaa i raba oo ii yeertay waxaan marqaati u qabsanaa dhamaan duubabka iyo Siyaasiinta Mudulood.

Anoo Xamar jooga intaad ii yeerateen Hub iyo Ciidan isla socda Masjid Cali Gaduud ma iigula wareejiseen..

Sidoo kale intaad I waddeen Ruun Nirgood iyo Aadan Yabaal wixii Hub iyo wiil dhalinyaro ah gacanta ma ii geliseen oo ma dhahdeen Shareecada nagu maamul.

Waceeysle oo aan ka dashay wixii Hub u xareeysnaay inteey soo saareen iyo wiilaashii Barbaarta ahaay farta subax ma iga saarteen.

Shir Abgaal u wada dhan yahay hal mar ma iigu duceeyseen, hubkiinii baadiyaha yaalay intaad soo aruuriseen ma igu wareejiseen.

Anoo Gobolka ka maqan soow intaad i casuunteen dhulkiinna idinka gacanta iima gelin.

Sababta Abgaal dagaalka daacad uga ahaayn anaga iyo beesha waan iska war qabnaa wiil diyaarad lagu keenay ama xamar laga soo abaabulay dhulkaan waxba kama qaban karo.

Dhulkaan dadka degan ayaa na raba hadeeysan na rabin waay nala dagaali lahaayeen ee ina Abdi waaroow jawaabtaadu waa taas.

Abgaal Hassan iyo Aniga, anigeey i jecel yihiin haddeey asaga jecel yihiin warkiisa ayeey raaci lahaayeen ee xamar ciidan lagama soo qaadeen ee Abgaalka halkaan degan ayaa nala dagaali lahaay.

Good summary from Hussein Liibaan Qaasim.
 
bidenkulaha

GalYare
There could be many analysis made from this speech. Kabakutukade could be trying to improve his Abgaal credentials and improve support for Shabaab from them. Or he could see Shabaab’s days in Central Regions is over and is readying himself for giving himself in so wants to have a good deal backed by his kin.

Regardless it’s interesting in his interview he particularly hated on HSM not another politicians
 
Kaba kutukade oo Abgaal Waceeysle ah oo Khawaarijta Shabeelada dhaxe u qaabilsan ayaa ka jawaabay hadalkii Waarre.

Wuxuu yiri:- Abgaal ayaa i raba oo ii yeertay waxaan marqaati u qabsanaa dhamaan duubabka iyo Siyaasiinta Mudulood.

Anoo Xamar jooga intaad ii yeerateen Hub iyo Ciidan isla socda Masjid Cali Gaduud ma iigula wareejiseen..

Sidoo kale intaad I waddeen Ruun Nirgood iyo Aadan Yabaal wixii Hub iyo wiil dhalinyaro ah gacanta ma ii geliseen oo ma dhahdeen Shareecada nagu maamul.

Waceeysle oo aan ka dashay wixii Hub u xareeysnaay inteey soo saareen iyo wiilaashii Barbaarta ahaay farta subax ma iga saarteen.

Shir Abgaal u wada dhan yahay hal mar ma iigu duceeyseen, hubkiinii baadiyaha yaalay intaad soo aruuriseen ma igu wareejiseen.

Anoo Gobolka ka maqan soow intaad i casuunteen dhulkiinna idinka gacanta iima gelin.

Sababta Abgaal dagaalka daacad uga ahaayn anaga iyo beesha waan iska war qabnaa wiil diyaarad lagu keenay ama xamar laga soo abaabulay dhulkaan waxba kama qaban karo.

Dhulkaan dadka degan ayaa na raba hadeeysan na rabin waay nala dagaali lahaayeen ee ina Abdi waaroow jawaabtaadu waa taas.

Abgaal Hassan iyo Aniga, anigeey i jecel yihiin haddeey asaga jecel yihiin warkiisa ayeey raaci lahaayeen ee xamar ciidan lagama soo qaadeen ee Abgaalka halkaan degan ayaa nala dagaali lahaay.

Good summary from Hussein Liibaan Qaasim.

Yeah Abgaal is pretty much an lost cause , they have used all the Somalia's National Army SNA, Danab, and Gorgor in their disposal, and they still couldn't dislodge Alshabaab from their lands, while HGs and Xawadle have successfully defeated and held on to the lands they liberated from Alshabaab.

I guess some clans (Like Abgaal, Murusade, Duduble, Rahanweyne and Galjecel) just prefer the Alshabaab governance than the Somalia's National governance.
 
You think Duduble flee their land and don’t come back for months to years? We’ll have to move in our reer miyi to secure the place if that’s the case
 
Diaspora ambassador

''Dagaalka gala'' Garaad Jaamac Garaad Cali
VIP
I guess some clans (Like Abgaal, Murusade, Duduble, Rahanweyne and Galjecel) just prefer the Alshabaab governance than the Somalia's National gogovernance.
How about they govern themselves without xamar putting its nose in their respective regions?

Maybe then they want to liberate their lands.

There must be a good reason why they want to stay under shabaab instead of the fgs, which speaks volumes.
 
Even if President Hassan Sheikh is sincere about eradicating Alshabab sadly his own tribe is not for they have become Ansaar supporters to AlShabab. The president must choose between the Nation or his own tribe if that means targeting Abgaal terrorists with drone strike and necessary bloodbath, further action is much needed to pin them down.

IMG_5803.jpeg
 
Yeah Abgaal is pretty much an lost cause , they have used all the Somalia's National Army SNA, Danab, and Gorgor in their disposal, and they still couldn't dislodge Alshabaab from their lands, while HGs and Xawadle have successfully defeated and held on to the lands they liberated from Alshabaab.

I guess some clans (Like Abgaal, Murusade, Duduble, Rahanweyne and Galjecel) just prefer the Alshabaab governance than the Somalia's National governance.
You clearly have an agenda but the last makeshift Shabaab base in Middle Shabelle was just bombed as we speak. Local SNA from Runirgood with their Xildhiban and Degmada Wadajir DC left xamar to clean the district as a whole which is the only place in the gobol left under Shabaab hands. Highly doubt there is even 50 AS members left though.

They slept in nur dugle and are less than 15km to Runirgood. They aren’t allowed to come back to xamar until they stabilise the district and every village that comes under it except daru nicma for obvious reasons.

Trending

Top