Intense fighting in Baraawe between SNA troops and SWS Daraawiish troops.

mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Dagaal culus oo haatan ka socda magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose.

dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa kasocda gudaha magaalada baraawe

dagaalka ayaa socdo ku dhawaad 30 daqiiqo oo xariir ah, islamarkaana waxaa jiro khasaare soo kala gaaray labada dhinac, hayeeshee lama xaqiijin karo inta uu dhan yahay khasaaraha rasmiga ah.

Lama oga sababta rasmiga ah ee keentay in dagaalkaan uu ka dhex qarxo ciidanka dowladda iyo kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed, kaasoo wali ka socda gudaha magaalada mana jirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka dowladda Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed.

Lasoco wixii kusoo kordha wararkan.

Last edited:

Jungle

VIP

KGS should just name Baydhabo the capital of their state hadii kale Laftagareen ha soo dego Barawe. Why isn't the president of KGS never in its capital? Asaan rabnaa
 
mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
KGS should just name Baydhabo the capital of their state hadii kale Laftagareen ha soo dego Barawe. Why isn't the president of KGS never in its capital? Asaan rabnaa
President laftagareen is actually planning to move to Baraawe very soon. There is rumours that he will move there officially before or after the next elections.
 
cow

VIP
Who is winning? There is an intra digil iyo mirifle war in bakool last couple of weeks. Seen some digil iyo mirifle supporting hutus over laftagareen in baraawe
 
mohamedismail

Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh!
Who is winning? There is an intra digil iyo mirifle war in bakool last couple of weeks. Seen some digil iyo mirifle supporting hutus over laftagareen in baraawe
That was in qoryooley, Garre and Jiido beef. Yhh some digils are trying to create their own state.
 
Trending

Top