Hassan Sheekhs meeting with beesha dhexe in Maxaas has ended in failure

Xawaadle waxay dhaheen miiska noo saar hada wax walbe Hirshabelle, federalka, hub asagana wuxuu la soo shirtagay wax walbe waa idiin diyaar ee markahore adeeradeey ii xoreeya khilaafka aan dib u dhigno 🤣🤣🤣

Xawaadle waxay dhaheen nimankii aan u xoreeynay aadan yabaal, ceeldheera buraale ilaa ceepbaraf iyo Cali Axmed oo nagu jisaarey maa leedahay mar kale ii xoreeya ayaga hadoo xoolo ugu qalaya ruunnirgood iyo Galcad

hadaad waxaas u baahantahay marka hore ku dhawaaaq doorashada Hirshabelle powersharinka sax ama
Hiiraan state aan ahaanaynaa dhulkalana uma socono

Hal mid lee ka faaiidnay oo ah inuu ka fogaadey magaca hirshabelle shaley markuu soo qoray maxaas hiiraan

Maamulkana ma qaabilin dabageed iyo sufuroow markuu soo baxayna Abdirizaaq iyo jeyte uu la fariistey. Gudoomiyaha maxaas ee hirshabelle bas aa loo dhaafay maadama uu magaalada ka soo jeedo iyo taliyaha qeybta 27naad kooshin

Screenshot_20230904-094331~2.jpg
 
bidenkulaha

GalYare
I doubt anyone wants to truly go into that hell hole eastern Galgaduud unless for a very high price 😂 HSM won’t get away with this ‘let’s talk about politics later’
 
After of the collapse of Galcad Maxaas to host US Danab Base.

Hawadle absolutely rejected to free Abgaal land

Waa been inuu Xassan Sh la kulmay beel aan Xawaadle ka aheen ilaa hada waliba garabka diidan hirshabelle bas ayuu la kulmay

Screenshot_20230904-123249.jpg

Screenshot_20230904-133203.jpg

XOGTA HOOSE: Madaxweyne Xassan Sheekh iyo hogaamiyaha maamulka Hiiraan State Cali Jeyte ayaa xalay ilaa 4 saac kulan loo kala kicin ku yeeshay degmada Maxaas. Xassan Sheekh ayaa ilaa iyo haataan la kulmin maamul ku sheega Kirshabelle kuwooda ku sugan Maxaas.

Maanta kulanka waa uu socdaa ilaa 2 saac kale. Qodobada uu Xassan Sheekh ka garaabay.

1 Saldhiga Mareykanka danab loo soo wareejin doono Maxaas.

2 magdhow macawiisleydii lagu laayay Muqdisho

3 Saanad hub noociisa kala duwan oo si deg deg ah Maxaas lagu keeni doono.

4 Mashruuca dhismaha Airport Maxaas iyo Dhismaha Buundada Buulo Burte lacagta iyo mashaariicda kale si deg deg ah lagu billabo.

Qodobo badan oo la hordhigay ayuu Ogolaaday laakiin reer Hiiraan ayaa ku dhegan Mabda’a ah i tus oo i taabsii

Screenshot_20230904-140002.jpg

Screenshot_20230904-140018.jpg
 
Last edited:

bidenkulaha

GalYare
How does it feel to be sidelined 🤣
HSM will be back begging HG, that’s if he even stopped, now that Abgaal are busy tryna defend darunimco, forget Cowsweyne and Xawaadle said ‘war abtigaaga nagala tag’ 😂

Murusade is a side story throughout all of this btw. You keep getting transported from Adan Yabaal to Maxaas to Dhusamareb 😂
 
HSM will be back begging HG, that’s if he even stopped, now that Abgaal are busy tryna defend darunimco, forget Cowsweyne and Xawaadle said ‘war abtigaaga nagala tag’ 😂
Actions speak louder than words my friend. I’ve been telling you that HG has been sidelined since last week. Murusade will clean Galguduud from the enemy and we might annex Guriceel if you don’t behave 🤣
 
With what ppl? You don’t have a single place to conscript reer miyi and we all know SNA are useless.

Xamar deynile police aren’t gonna leave their comfortable houses in Xamar to fight in the baadiyo for a year.

Ffs wake up sxb. HSM is trying carry Murusade to Ceelbuur, HG said for us to break our heshiis with Shabaab and go into a deadly fight you need to give us everything you have. Xawaadle said go sign Hiiraan state.

Odayga waa yaaban yahay meel aw u cararo to help u and his Waceysle.
 
I agree with Bidenkulha. Ciidamada waxaa la siiyay nasasho and Abgaal were told to defend their villages but Al Shabaab is attackng them and reached the gaes of Adan Yabaal and Nuurdugle today they attacked mahaday zone east of the river. Al Shaaab is after Cali gaduud, Guulane then miirtuugo to besiege Ceelbaraf and connect it with their galbeedka Shabeel that why they attacked today

Add this to the 3000 amisom that will be leaving this month. Middle shabelle had 5500 so still needs to reduce their number in it before Hiiraan that has 1000 Djibouti and some hundreds of Ethiopians. 300 Djibouti are located for each degmo, Baladweyne, buuloburde and jalalaqsi

Therefore No Abgaals can be in Cowswetne again the only one is HG front

Murusade left Ceeelbuur with the whole guutada 26 after 4 days because they couldn't defend it the only way to stay there is if they are connected to Abgaal and HG&Duduble.

Xawaadle is not going to wabxo let alone Ceelbuur and Murusade will stay in Maxaas for a long time they r not going back to HG soon

Screenshot_20230904-171505.jpg
 
repo

Bantu Liberation Movement
VIP
Hawadle have HSM in a corner :damn:

Hawadle have become Mooryans and want to be major players and are demanding the Hirshabelle presidency and capital and high-level positions in the SFG. They deserve it 100%.
Suck him dry. He was in Dhuso town for a whole month placating the most useless mooryaans of all time.
 
With what ppl? You don’t have a single place to conscript reer miyi and we all know SNA are useless.

Xamar deynile police aren’t gonna leave their comfortable houses in Xamar to fight in the baadiyo for a year.

Ffs wake up sxb. HSM is trying carry Murusade to Ceelbuur, HG said for us to break our heshiis with Shabaab and go into a deadly fight you need to give us everything you have. Xawaadle said go sign Hiiraan state.

Odayga waa yaaban yahay meel aw u cararo to help u and his Waceysle.
We have Murusade living in dozens of villages scattered accross Galguduud.We are larger than you. Truth be told we will remove Shabaab single handedly. Our boys are not the same. HSM doesn’t want you guys anymore. You guys can’t fight. Only ambush innocent people is what your good at.

1C8E3742-CB6A-42EB-89D3-F30C5C1F3346.jpeg

The size of Ceelbuur 😂

If you’re larger than saruur in Galguduud you are lucky
 
bidenkulaha

GalYare
I agree with Bidenkulha. Ciidamada waxaa la siiyay nasasho and Abgaal were told to defend their villages but Al Shabaab is attackng them and reached the gaes of Adan Yabaal and Nuurdugle today they attacked mahaday zone east of the river. Al Shaaab is after Cali gaduud, Guulane then miirtuugo to besiege Ceelbaraf and connect it with their galbeedka Shabeel that why they attacked today

Add this to the 3000 amisom that will be leaving this month. Middle shabelle had 5500 so still needs to reduce their number in it before Hiiraan that has 1000 Djibouti and some hundreds of Ethiopians. 300 Djibouti are located for each degmo, Baladweyne, buuloburde and jalalaqsi

Therefore No Abgaals can be in Cowswetne again the only one is HG front

Murusade left Ceeelbuur with the whole guutada 26 after 4 days because they couldn't defend it the only way to stay there is if they are connected to Abgaal and HG&Duduble.

Xawaadle is not going to wabxo let alone Ceelbuur and Murusade will stay in Maxaas for a long time they r not going back to HG soon

View attachment 291632

They should just pause till he removes the FMS leaders in one go like the thread made earlier.

Focus on AMISOM 3k troops. That’s another loss of mobile troops. A whole guuto is gone.

Already they destroyed Umar Bin Khadab, Gorgor that was in Abgaal land, Gumac quite a lot deserted.

HSM was relying on Eritrean trained troops to return. So probably wait 4 months to rebuild SNA and take over AMISOM responsibility
 
Trending

Top