The Midlands
VIP
Remember i used to tell you that post-Amisom there will be foreign bases like Djibouti. Kismaayo will always have this UAE base even if Kenya leaves. The most stupid propaganda i have ever read was a non native clan wanting to capture Buaale for Caasimada. Its like saying a clan from East middle shabelle is going to control Jalalaqsi for supposed Caasimad
In reality they want to elect that Native clan and get the vice prez from kud ka guur to qanjo u guur
#UPDATE Dawladda Imaaraarka Carabta ayaa Gaadiid dagaal geysatay Jubbaland, halkaas oo dhawaan laga dhisayo saldhig Milateri oo ay yeelanayso Imaaraatka Carabta.
Garoonka Diyaaradaha, Dekeda Kismaayo iyo dhulbaaxad weyn leh ayay Imaaraatku lawareegayaan oo Jubbaland ah.
Saldhiga Kismaayo ayaa qeyb kanoqonaya heshiiska guud ee Imaaraatka ay kula wareegeen Malafka Amniga ee Soomaaliya.
2017-kii ayaa u dambeysay Imaaraatka oo gaadiid dagaal toos u geeya dawlad gobaleedyada.

Last edited: