Jungle
VIP
Musiibo haday dhacdo iyo murusade hal meel isku wada aruro, halkee aadaysan? halkee beesha ku badbadi karan, ma waxad rabtin inaad dibadaa uu qaxdan ka bacdi ajuuran iska noqotan oo tirtirmay. Wallahi waan ka naxa their hamar fetish.
We have Jiro Kuwait in Mirinaayo where they were housed last time they were chased from their degaans dayniile, xararyaale etc habarta waa taa kuwait iyo kastuumo abgaal ku wacday.
Odaygi Abshir bacadle waa ka gabayay marki kartonada baastada lacagta ka buuxday ee ka carareen. Habarta waa yaabtay boxes full of money
Sido kale when xawaadle were chased out of muqdisho they ran behind abgaal in medina and in yaaqshid lol middle shabelle when they were chased out of all their districts including beledweyne. qofki habarta soo bursato anaga ee no imaadaan. Jiko abgaal aad naga gasheen kulahaa
Last edited: