Amb. Mohamed Sh. Nuriye visiting Canada and meeting the Prime Minister Brian Mulroney 1984

Status
Not open for further replies.

Simodi

Chilling in Quljeed
LcpT9kE.jpg

Ambassador Mohamed Sh. meets the Prime Minister of Canada Brian Mulroney 1984

Vbr7JAX.jpg

Ambassador Mohamed Sh. Hassan and his wife Mariam Sh. Abdirahman with Canadian officials and Embassy staff in Ottawa in 1984.

TxMQxwd.jpg

Ambassador Mohamed Sheikh meets the General Governor of Canada The Right Hon. Jeane Sauve in Ottawa in 1984.


utj3KlC.jpg

Ambassador Mohamed Sh. Hassan presenting his credentials in Ottawa in 1984 as the Somali Ambassador.


NS8oTDf.jpg

Somali Ambassador Mohamed Sh Hassan in Nigeria in 1987 in ceremony presenting his credentials

hjj9zOY.jpg

Ambassador Mohamed Sh. Hassan Nuuriye

Ambassador Mohamed Sh. Hassan Nuuriye comes from a family of Ambassadors.

Him being an Ambassador of Somalia.
His brother was an Ambassador of Ethiopia
And his other brother was a Ambassador of Djibouti.
It was a family of Ambassadors.

Their father was Sheekh Hassan Nuuriye. He was a famous Sheekh known in Ethiopia, Djibouti and Somalia. Sheekh Xassan Nuuriye wuxuu ahaa Sheekh aad loo yaqaaney gayiga Soomaaliyed, Jibuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya.

svVauVA.jpg


From right to left: 1. Dr Mohamed Sheikh Saeed 2. Sh Abdirahman Qadi 3. Amb. Mohamed Sh. Hassan
Sitting: 4. Sh Hassan Nuriye 5. Haji Hassan Mattan

WaFrjXu.jpg

Mohamed Sh. Hassan (second from right) as student in ALIGARH University in India with Indian Minister, 1966


Allahu u naxariisto.
Waxaa sanadkii 2016 ku geeriyooday magaalada Borama ee xarunta Gobolka Awdal Eebe Naxariistii Jano haka waraabiyee Danjire Maxamed Sh. Xassan Nuuriye.


Maxamed Sh Nuuriye waxa uu ku dhashay tuulo u dhaw magaalada Gabiley Oo lagu magacaabo Caro-baraar, isaga oo yar ayaa waxay Qoyskoodu u soo wareegeen Magaalada Aw-bare oo markaasi hoos imanaysay maxmiyadii Ingiriiska ,Maxamed waxa uu Yaraantiisii ku soo barbaaray isla Awbare . Wuxuu ka soo jeeda Reer Ugaas, Makayldheere(Makahiildheere), Makahiil, Samaroon (Gadabuursi)

Wuxuu waxbarashada ka bilaabay Awbare oo Dugsiga hoose lagaqoray 1951 ,sida uu sheegay Amb. Maxamed waxaa qoray iskuuulka Maxamuud axmed Cali
oo markaasi maxmiyadii ingiriiska u ahaa (Inspector) Kormeerihii guud Dugsiyada.

Waxbarashadiisi jaamacada waxa uu ku qaatay Dalka India jaamacad la odhan jiray (Aligaram) oo muslimku lahaa waxa uu ku jiray jaamacadaasi mudo sadex sano ah waxana uu soo bartay cilmiga dhaqaalaha.

intaa ka dib waxa ku soo laabtay Xamar sanad markii uu joogay waxa lagu daray survey ( Sahan) lasoo tirin jiray dadka iyo xoolaha waxana uu tagay ilaa jamaame

1969 waxaa uu tagay cariga maraykan waxana uu halkaasi ka galay jaamacadda (University Wisconsin Madison)<br
waxana uu ku diyaariyay Shahadaadiisii master ka (Economic Develoment ) waxana uu joogay mudo sadex sano ah .
Amb, Maxamed markii u dhamaystay jaamcada waxa uu dib ugu soo laabtay dalka waxana uu ka shaqo galay wasaaradii qurshayn qaranka qaybta Statistics (Tiro koobka ) oo uu in mudo ah ka shaqaynaayay.

Waxa uu dib ugu laabtay jaamacadii (Wisconsin Madison ) waxana uu soo joogay mudo sanad ah.
1971 ayuu dib ugu laabtay xamar waxana uu shaqadii kasii waday wasaaradii qurshaynta qaranka .
Safarkiisii u horeeyay Wuxu raacay wasiirka Qorshaynta oo ahaa xiligaa Axmed Siilaanyo waftiga oo ka qaybgalay shir ka dhacay galbeedka afrika wadanka Ghana .

1971 -1979 waxa uu joogay wasaaradii qurshaynta qaranka waxana uu madax u ahaa mashaariicda (Technical departement).

1979 waxaa loo badalay wasaaradii arimaha dibada qaybta Economic Departement . maalin maalaha kamid ah isaga oo jooga wasaarada ayaa loo yeedhay waxana loo sheegay in safiir looga dhigay wadanka CANADA

1986 wuxuu ka qaybgalay shirkii IGAD ee lagu Aasaasay Djibouti, Laguna heshiisiiyay Xukuumadihi Siyaad bare iyo Mangiste, wuxuu ka mid ahaa weftigii Maxamed Siyaad, halka walaalkii Ismail Sh Xasan oo safiir ahaana uu ka mid ahaa weftiga Mangiste, sidoo kale Aaden Sh Xasan oo isna safiir ahaa uu ka mid ahaa qabanqaabada shirka IGAD ee M/wayne Xasan Guuleed.

Mudo ka bacdi ayaa loo badalay safaarada Somalia ay ku lahayd wadanka Negeria.

Isaga oo jooga Negeria ayaa somalia ay ka bilaameen dagaaladii Sokeeye , Wuxu tegay USA Settle.
labo sano markuu joogay Canada ayaa waxa u tagay maraykan waxanaa shaqo ka helay FOA Barnaamij ay Ciraaaq lahayd oo markii dagaalka ka bacdi loo sameeyay.marxuunku waxa uu halkaasi joogay ilaa 2003.

Dagaalkii ciraaq ka bacdi waxa uu yimid Hargaysa waxana uu shaqo ka bilaabay hayada UNDP 2004-2007
2007 Waxaa loo magacaabay marxuunka safiirka Somaliland u fadhiya wadanka Itoobiya waxana uu marxuumku joogay ilaa 2010 kii .

Wixii ka danbeeyay intaasi waxa uu marxuunku wakhtigiisa badanki ku qaatay magaalada Borama oo joogay ilaa 25/10/2016.,

Allahu u naxariisto


@Rooble @sosomali @Kezira
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
May Allah grant him acces to the highest form of Paradise Amen
Mashallah what a great man! Ilaahay Janadda ha ka warabiyo amiin yaa Allah yaa Rab allahuma amiin

A great family all of them Ambassadors? damn!
 

Simodi

Chilling in Quljeed
Mashallah what a great man! Ilaahay Janadda ha ka warabiyo amiin yaa Allah yaa Rab allahuma amiin

A great family all of them Ambassadors? damn!
Yep Rooble


One was an ambassador for Somalia
One was an ambassador for Ethiopia
And one was an ambassador for Djibouti

First time in Somali history that three brothers became ambassadors for three different countries
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Yep Rooble


One was an ambassador for Somalia
One was an ambassador for Ethiopia
And one was an ambassador for Djibouti

First time in Somali history that three brothers became ambassadors for three different countries
Doesn't surprise me bro they come from the seed of a Sheekh they have the blessings of the Creator for the work their father has done on Earth.
 

Simodi

Chilling in Quljeed
I can't remember where I saw it inshallah I will find them cuz. Tell me what are the names of Mohamed Sheikh Nuriye brothers?
Bro:
Ismaaciil Sheekh Xasan was an Ethiopian ambassador
Maxamed Sheekh Xasan was a Somalia ambassador
Adan Sheekh Xasan was a Djiboutian ambassador
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Bro:
Ismaaciil Sheekh Xasan was an Ethiopian ambassador
Maxamed Sheekh Xasan was a Somalia ambassador
Adan Sheekh Xasan was a Djiboutian ambassador
Mashallah! We had a lot of Ethiopian Ambassadors! As for Sheekh Xasan Nuuriye I can't find too much info
But one good piece of information is he is buried in Awbare right next to Sheekh Awbarre himself And has a built tomb Mashallah
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
Here is picture of Sheekh Cali Ayaanle another notable Sheekh from Awbarre-Dhembel widely known,
Sheikh_Ali_Ayanle_Samatar.jpg
 

Rooble

Suldaanka Gobyare
VIP
maashallah was he related to mohamed or shiikh nuuriye?
I don't think so since hes' Aadan Yoonis and Sheekh Nuuriye was Reer Ugaas, Makahildheere. The Reer Ugaas stick to marrying each other. They don't even marry from other families within Makahildheere.

You can see Maxamed Sh. Nuuriye married the daughter of Sheekh Abdiraxman Sheekh Nuur the founder of the Gadabuursi script and former Qadi of the British protectorate. Both are Reer Ugaas.
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.
Top