she was pretending to be a xalimo with good somali dhaqan but you called her outnaa sinjigaaga was. ninkan aad af oromoda kula hadlaysid waa aabaha afka soomaaliga ee somalispot! kow dheh.
laba, kuma caayin inaabti. reer waqooyi baan ahay, sidaas baan u hadalna nacasyahay.
sadex, adigu miyaanad soomaali ahayn? waa maxay waxan aad ku hadlaysaa "dhumin, wagti". lumin iyo waqti dheh nacalaa carabka weyn kaaga yaale.
sida kale waad fiicantahay.