Waxaan raadinayay macnaha erayga ‘kabeebey’oo ku jira heesta ay qaado Falis Waayaha cusub. Laakiin waxaan la kulmay eray kale oo macne fiican xambaarsan.
Waligay ma maqal ‘kabeebey’ ciyaar dhaqameed laga dheelo koonfurta Soomaaliya.
Waxaan jeclaan lahaa in aan wax ka barto.