Xasuus barigii uu mobeelka cusbaa | “Ma dhasho ma dhiiqdo“

Erayada:
Naa bogaanso iyo Land Cruiser maalee.
Nuur ka dhacaaya aduun ayaad u kala luntay ee.
Aan lugaynee dafuurta ma ku luudi.
Sayda layda, say tidhaahdo, Oo daryaanta Daba jawaanta, daw ka duusho, Sin ka jabto. Dab ku dhacdo. Oo qalafto, qow ku dhagto, Oo qombabto, Qow ku dhasho, ma dhasho, oo ma dhiiqdo. oo dambaabto, aabahaa dab. Anna la i gal. Adna lagu gal. Hadaan ku gaaro waan ku goosan.

MACNE U BAAHAN: Bogaanso? Dafuur? Daryaan? Qow ku dhasho ? Aabahaa dab? Qow ku dhagto ?


Magac Muuqaalka:
“Ma dhasho ma dhiiqdo”
Yaa Sameeyay:
lama garanayo
Codka :
lama garanayo
Taariikh:
lama garanayo. ≈ 2007
Ka Muuqda:
Nin cas oo gaaban oo surwaal balac ah xidhan. Wax midab qalin ah wata. Ku dhax jaasaya qolka fadhiga.
Nooca Muqaal:
ilaqosol
MACNE U BAAHAN: Bogaanso? Dafuur? Daryaan? Qow ku dhasho ? Aabahaa dab? Qow ku dhagto ?
 

Trending

Latest posts

Top