Xasuuqii Mudug iyo Nugaal 1979

Below you can read about what happened in in Puntland ruing the reign of Siyaad Barre. This was just the start of the second crackdown on MJs, first started when he hijacked the country with USSR help. Following months and year, thousands more died. They looted, burned, raped poisoned everything they saw and pitted subclans against each other, the other clans in neighbouring regions were left alone.


15/2/1979.
Waa Maalintii uu Biloowday Xasuuqii Goboolka Mudug iyo Goboolka Nugaal waana 41Guuradii ka soo wareegatay Xasuuqaas.

#.Axmed Saleebaan Dafle ayaa Gaalkacyo ku khudbeeyey oo ku dhaqaaqay in Reerka Majeerteen Ridoobeen oo ay Diintii ka bexeen Dhiigooda iyo Maalkooda iyo Dumar koodaba Xalaal yahay.

#.Khudbadaa kadib waxaa Mudug ka biloowday Gumaad,aan loo abeyeelin,iyo Barakac ay sameeyn Ciiidankii halkaas joogay oo ay hooggaaminayeen ina Maxamed kaahin oo habarjecle ah iyo Dhagaweeyne oo hadda ku nool Hargeeysa oo Habarawal ah Xasan Tanzania,Axmed Mire,iyo Maxamed Nuux oo dhamaantood Beesha Isaaq ah.

#.Haddaba Tuulooynikii iyo Magalooyonkii lagubey hoos ka daalaco.

GOBOLKA NUGAAL.

#.Magaalooyinkii iyoTuulooyinkii ay Gubeen Saraakiisha Isaaq ee Xooggii Dalka ay mas'uulka ka ahayn,Kalabayr,Jalam,Eyl,Rab'baalle,Magacley, Mayagaag, Sugulle,Ballidacar,Qamboobley,Waxaana la Gubey 250 Guri iyo105 Barkadood waxaa lagu diley 450 isugu jirey Dumar iyo Caruur iyo Dad waayeen ah.

GOBOOLKA MUDUG.
HOOS KA DAWADA MAGALOOYINKII LA GUBEY QAAR KA MID AH.

Magaalooyinki iyo Tuulooyinki ay Gubeen Saraakiisha Isaaq ee Xooggii Dalka ay Masuulka ka ahayeen Ballibusle, Seemade, Qalaanqal, Gosol, Xarfo, Qorile-Dheere, Barde Gobol, Gacnafale, Bacaadweyn, Roox, Labagardaye, Sagaaro-doox, Dogob, Dudun, Galxamur,Laanmadow,Riigomane,Candho-dhexe, Bursaalax,Taaloole,Bayra,Nugaalgaban, waxaa lagu gubey 1500 oo Guri,waxaa la Xabalay 350 oo Barakood,iyo15 Ceel Biyood,waxaa la diley 800 oo qof oo isugu jirey Caruur Dumar iyo Dad wayeel ah.

asdfas.jpg


jisd.jpg
 

Crow

Make Hobyo Great Again
VIP
For anyone wondering why we're so obsessed with decentralization, this is the reason. We will fight to the last man before we are ruled from Mogadishu again. It is life and death for us.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
@PuntiteQueen posted that ages ago about the 'Isaaq involvement' all their names r documented, they think in PL 'waxooda inaysan uu qornayn' war u fkn fool even our 'civilian workers' that u killed are 'written n recorded with isim' as unresolved ongoing, nothing is unaccounted for in PL. We just don't cry on TV about and seek sympathy and try to use sympathy to 'get more power' no u won't play that game on me, maybe on other naive people
 
This actually happened. I am a witness. Siad Barre asked HG to take part in massacring Mjs. Aidiid refused. Then he turned on us and Mjs massacred us.
 

FBIsomalia

True Puntlander
VIP
Isaaqs asked MJ to bring Morgan to justice. My reply first let them give MJ their criminals before even accusing us for Isaaq genocide.
 

Trending

Top