Guddomiye Mohamed Hussein Abdi lafeey oo kormeeray xarunta labaad ee ay dagidonan Hay'addaha UN ee Xalane degan, Guddomiiyaha ayaa sheegay in markii ay arkeen muhiimada ay Doolow uleedahay Koonfurta dalka inay halkaan ka dhisteen dhismo ku baxayo 4 Milyan oo dollar ayana ka shaqeyneydonan 200 shaqaalo ah in ka badan.
In mashruuc xagmigaas la,eg uu deegaanka ka fulo waxaa suurtogaliyay hogaanka degaanka oo ah nin dhalinyaro oo waxbaratay iyo dadka degaanka oo diyaar u ah ka qeybgalka arrimaha hormarka, Doolow waxay ku fadhidaa ahmiyad gaar ah, Hay,adda gar-gaarka iyo siyaasada gobalka intabo. Magaalada hormar kale duwan oo dhismo iyo goobo ganacsi ayaa ku soo darsamay.
kormeerka waxaa Guddoomiyaha ku wehlinayay, Madaxa Mashariicda iyo xariirka Hay’addaha Doolow, Taliye Garboolow, Isuduwaha wasaaradda howlaha guud ee Doolow.