Xabadaha yaa lagu tijaabinayaa?☠️

KinsiHilaac

Pretend there is a title here
Waxan maqley soomaaliya xabadaha waa loo ogolaadey hada oo hada xabado baan sameeysan karna soona gashan karnaa. Maxaan u isticmaali doona laakin? Soomaalida waan ogahay weey foowdo badanyihiin, amey isku laayaan.
 
Sida ku xusan maqaalka hoose, Soomaaliya waxaa laga qaaday xayiraadda hubka oo lagu so rogay Soomaaliya 31 sano ka hor. Imika waxa ay Soomaaliya xor u tahay inay soo iibsan karto hubkasta noocuu yahayba. Soomaaliya markaan dhahno xitaa maamul gobolleedyada ayaa ku jira.


Fikirkayga.

Anigu waxaan aaminsanahay in xayiraad ka qaadistan ay wax xun tahay. Marka kowaad, xukuumadda Soomaaliya waa ay tabar yar tahay. Musuuqmaasuq baahsanna wuu ka jiraa dalka dhan heer federaal ilaa mid maamul gobolleed. Marka ay D.F. iyo M.G. soo iibsadaan hub, waxaa laga yaabaa inuu u gacan galo maleeshiyo qabiilleed iyo kooxaha xagjirka ah. Kol hadii uu faraha ka galo maleeshiyo qabiilleed, waan hubnaa in ay dad shacab ah ama kuwa ay lidka isku yihiin waxyeelo ugu gaysan doonaan. Gunaannad, xayiraad ka qaadista wax ay Soomaaliya u hodi doonaan collaadyo cusub


Maqaal ka hadlaya xayiraadda hubka oo Soomaaliya laga qaaday. https://www.bbc.com/somali/articles/c97rr79e0jpo.amp
5267F49A-415E-4D14-88E3-D8DBF2F09C8D.png
 

Trending

Top