WOW Bosaso Ulama Blast Hamar

Status
Not open for further replies.

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Bosaso Ulama shouldn't worry, miyi areas waxaa ka jira 'sayidka xeerkisa' waana sababta uu meelaha badiyaha aadaye oo uusan 'magaalo' rabine, in somalia xininiyaheeda halal noqdane. Xitaa 1960ki lama kala jecleen magaalo iyo diintisa, waxani waxay timi 80ka oo weli socoda. Aar ha aadeen miyi, meeshasi dhinacyo badan ba qofka lagu cabiraye ma aha diin keliya(taasba waaba nijaas) oo gaal keeni kara lakin kuwi ka horeeyay ayaa in-yar dhihi jiray 'gaal dil iyo gartisa si' xeerkasi waa jabay marku sayid yimi oo 'wax' ku ogga habashku iyo aagisa oo uu somali dhan badbadinaye. Nin miyi joggo ama ka yimi waxba kama sheego sayid waa kuwa magaalo oo ka doodo waana kuwi loo yiqin fataxa lakin lama cayi jirin ileen sayidka ma cayin wuu ogga xeerkooda mana fara gashan jirin, jir iyo jog weeye waxna uma sheeg-sheegi jirine ambuulo iyo bun mooye iyo fataxa. The reason is they are not important in defending somalia because one miyi person ayaa xafiska madaxtoyo la gaynaya 'inu is xeeriyo' lakin iyagu xeerkooda ma aha kuwani indha shareerka iyo qaraxa iyo waxasi ma galane, dhaqankooda waa halkeedi oo qofka lagu qimeeyo, diintuna waa 'arin kale'. Qof aan dhaqan iyo diin wadan ma jecla iyagu, ma aha sida magaalo oo diin keliya eega sababto ah diinta waa laga been sheegi kara, dad badan ayaa indha shareer wata kadibna fisqi ku jirana habeenka, waana sababta miyig cayaar kama jire waa qasab dhaqan iyo diin is wata not just diin oo la og yahay ethiopianku soo gali karane sida magaloyinka manta. Waana sababta wahabiyintu inay iska cilowan somalia oo islamkeedu mar hore ahaaa
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Miyi is so dangerous cayaar ma aha, ma aha sida magaalada cafis iyo waxasi, waxaa laga hadlaya ma eelay ba noqon doonta hadi aad gaf gaysid meel kasto xeerka miyi oo magaca la waayay ileen miyigu waxay xeeriyan in gob isla joggo oo aysan wasaq ku dhex jirine oo kala dili kare iyo qorshihi sayidka halkasi ku dhinto
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Abahay wuxu yirahda xeerkasi bosaso taalo reer boqor ba ka masul ah oo sir kale wada oo raba ethiopian lagu soo magan geliyo diin islam, lakin magaalo khatar uma arko my father he says waa magan waxba ma taraysee ee miyi qof aan la ogayn ma soo faristo adeer, war nimankani iska gabta oo dhaqankina wax idin dhaama ma jire. Talo xumo ayaa osman mahmoud ka jiro iyo hartigu waa iska eegaya abahayna wuxu mooda inayba sugayan inay iska burburan oo la wareegan iyo ka bacdina bah bah oo iska yar la yirahdo nuux maxamud oo kale ah haramna ba ka noqonaysa miyi hadi qof baryo ku galo beerahasi hamar, anagu at least bah dubays shared the burden to buy our land in farms to prepare in case.
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
Ulamada bosaso waa inay iska cilowan magaladu oo ethiopiankasi iska saara waa siday uu bilabane in diinta ku soo magan galane. sayidka wa ninka keliya somali dhan miyi ku heeshiyo, wa ahmed gurey oo kale iyo heeshishka kale waa habar gedir ma dhicin heeshish kale miyi waa aragta habar gedir meel kasto tijibinayo biyaha ayaa la xiraya markay badato waa calamad weeye. sayidku dadka ka badbaday dhaxal badan ugu tagay oo sir ah iyo aqoon waa dadka uu hubo ama gobta. xad baa loo samayn jiray waagi hore sida habusha iyo kuwa la huba oo miyiga isku war gudbiye siiba dhinaca gobta, xadkisana ayuu joggo ileen waxaa jiray xeerti gaal dil iyo gartisa si, sayid wuxu waa dhamaaday, xad dambena ma jirayso ayuu awoowahay labad uu sheegay.

wax kasto uu sayidka awoowahay labad uu gudbiye iyo awoowahayga kowad anaga noo sheegay wallahi warkisa markan samayno waan guulaysana ama miyi lama fadhiyeene, waa aragtay talo xume ama hikmad xume issa mahmoudka oo eyl laga wada tuuray oo mooday geesinimo keliya in miyiga lagu joggo, ma aha wax badan ba lagu jogga. my awoowe helped them alot issa mahmud kuwi soo haray waana sababta ayna ixtiraman we showed how to do everything in politics, sir, sayidka, wax kasta. There was no real garowe as a town before bah dubays we showed them to make garowe small oo miyigina ilashaada waa sirta. marki kow la aasasay garowe ma joggin raggeeda fadhiyay oo is yaqan buu yiri miyiga oo la qorta waxani si umada loo kala diline waa iska magaale oo qorshe kale laga lee yahay. Wa aragta bosaso talo xumo waa balaartay, ali saleban ba soo guray, they wont there in 74 marki dadka asliyin joggeen and my father was sent to teach somali
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
We dont mind where-ever the boqortoyo goes as long as it ends habush we dont care wallahi hence we have to help other clans where we can ma aha jecel aan uu gabnee waa badbaado weeye tabarteena ayaanu og nahaye iyo dadka hareeraheena
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
sayidku sirtu noo sheegay dhaxalku wuxu yaala reeraha iga badbaaday oo iga yara ama ma badbaadeene hadi aysan wax sumcad lahayne. dhaxal is the most important once u lose miyi your finished taajir kasto noqo beri lagugu hanjabi. my dad said we built bah dubays hard core in a few generations. dhulbahante respect plus strong military knowledge in miyi from dubays mother plus dhulbahatne on top and we been graded at wacay adan in our capabilities. We got boqortoyo dhaxal too we know how do saladanad and dawlad, we got sayid dhaxal and know where to search in reeraha and we will examine their history and ask their neighbors about their history and survival around darwish territory not ogaden buu yiri. my dad threw in a big plot of farm in the south with good people he knows that can fit beesha and he contacts them about information on dhaqanka and dhacdacda and helps them with a little knowledge but its fataxa lama bari kare dhaqan aysan lahayne because it wont end tabar ma jire mana ah wax ay barteene. he said forget habar majerten like warsangeli we know their games their habar majerten anaga oo kale weeye habar baanu ku dhisna illa aan ragga ku faani karniye, anigu awoowe waan gadhay inan ku faano oo centuries ku ah dhaxaltoyo, hal geel ka dhinto, toban lagu siin.

meesha ugu badan dhaxalka sayid waa meelaha dhimasho yara oo dadka weli nool oo sharaf ku leh umadasi ay dhex nool yihin, mostly majerten iyo warsangeli bay ahayde buu yiri dhulbahante kuligood halal ma ahayne mana laysku halayn karin waa niin walan isbadela. 200 years baan fadhina nugaal, my third awoowe ayaa nagu dambaysee qardho who we had some remaining mother related clans from his marriage who refused to leave with him. He went to help them to ensure their fine. lama aado hargeisa iyo garowe every two weeks sxb waa gunnimo waana gaf miyiga kordhayso.

yaa loo dhiibay puntland dhisideeda waa islam mahamed reer nugaal wala yiqin duhur buu ahaa oo xad taala before bah dubays. waa aragta bah yacqoub waa laga soo buriyay mudug, aqoon ma hayste islanki waa iska gartay, waa qurun, haram meel laguma gaadhaye ama manta karkaar buu soo xirtay wala arkaya hadu ku socon karo intisa yar oo osman mahmudka xabsiga uu ah. he says warsangeli ba ka wayn saldanadisa oo las qoray illa erigavo gaadho not just karkaar oo aan la hubin malin walbo aano qabiil waa jiraye waxasi ma jirayso boqor sax ah
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
my dad calls them stupid they respect beesaani halka real boqors respect xininiyaha badiyo, waxay ku oranayan issa mahmoud badiye buu ahaa, war waxasi waa xininiyo ama meeshasi ma faristeene, ma aha meel fataxo lagu jogge iyo magan alle. warsangeli is good wuu is yaqana, waa dirac meesha ayaa la keena shirarkooda majerten in la xasusto in aan la gaadhin magac raggeed waxan ku shaqayna waa habar wadaag iyo links to boqortoyo. my dad is funny he takes two dirac to every bah majerten shir and puts in the living room and they ask what that, to remind u of our clan situation and my dad does the same with dhulbahante nugaaleed and says war halkee aan ka farista ragganimayda dhinaca wacay adan. Then my father shows the warsangeli djibouti(notice how they went there), to show them a waraabe on his phone habartasi uun ayaa noola dhowri jiray iyo rageeda la yaqana ah.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
But honestly this more about beel dhisid iyo dadki hore la yiqin not these ones in puntland hada, we are talking the old generation sida ku ugaas malin dhawayd garowe yimi. noone can cares abotu diaspora oo 91 yimi, we came in the 70s oo sharaf leh. my dad says somalia is dangerous halka miyiga waa mesha laga dhinto not magalada kuwas carurti 90ka soo galay oo wax is mooda dadkani waxaa cawina dadkooda is leh oo telephone lala gala sxb. ali awaare wala ganaxay oo miyiga ayay uu gashay marku puntland parliamentka 'baryay' in markani loo ridda, dhaqankasi niman osman mahmoud malahane

My dad is this generation accent and he said that how osman mahmoud should talk in puntland sxb sidasi bala ahaa illa guntani direed iyo cuqdadeeda na soo gashay.

watch 1:20 mark when he diaspora and he said dadkisa hore sidasi bay ahayeen lakin waxaa laysu tagi jiray xeerada ugu geesisan miyiga oo sidas loo hadla

 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
anaga weli bah aan sheegana because u have to start with your mother oo dhisan, ragga ma badbaadayo keligisiye marku tirada aanu roonayn ama taladisa xumato(dhulbahante manta). Lakin inaad gaartid weeye in ragga sheegatid akhirki kadibna ama waxaa ka soo harayo mahamad xijijle iyo oo miyiga la yaqan waxaa ku dhacay reer noocasi ah talo xumo iyo hikmad la'an nimankasi rag misaan leh ma aha dhinaca ragga iyo habartuna ma sheege(waxbuu ku og yahay dee) oo liito, waxasi oo kale ayaa soo baxa marku ninku keligi ka fekera wuxu carurtisa dhaxlan maxamed hijiijle uun. anigu abahay magacisa baan lee yahaay naanaskisa iyo awoowahayga oo nugaasha taqana ma aha beeshayda keliya, plus i have habar dubays iyo dhulbahantena degaan wadaag baan nahay wayna tijabiyeen. U need to build yourself or u become a mohamed hijijle oo magac keliya ka harsan iyo magac aan misaan lahayne waxba ma taraysee puntland.

leelkase waa gob aagisa waa soo xirtay ha yarado ama ha waynado halkisa niin 10 idin dhigmayane, according to my father 1974 bah dirtu banankay daadsanayeen waagaasi magalo kuma jirine haday arintuna sidasi tahay TUSBAXDINA IYO FATAXA BADSADA, WAA INAAD ISKA GURTA HADAD XABSI TAHAY OO KUMA NOOLAN KARTID HANJABAD IYO QOF MIYI KU YIMADAN OO KU CAQLI CELIYO. QARDHO MA SOO GAADHI JIRIN IYAGU. THEY HAVE MOST OF NORTHERN BARI ON LOCK POSSIBLY UP TOO CARMO AND DOWN BECUZ HE SAID HE SAW GALAN COME IN CARMO(NIN WAX BADAN OGAYN WEEYE) KADIB CARARAY, MIYIGI BAA SOO BAXAY WEEYE. WAXASI WAA GUNNIMO HADADAN HANAN KARIN MAGALADA TUSBAX QAATA AMA BEESHINA DHISA KANA TASHADA SIDA AWOOWASHEENA.

IT DONT MATTER HOW BIG OR SMALL U R IN SOMALIA, ITS YOUR SUMCAD AS A CLAN, LOOK AT LEELKASE, 10 LOO DILAYO WALLE MIYIGEENA HORE HADU 1 NIN GAR DARO AH LOO DILAY. PUNTLAND INTAD TIMADO ADIGO GAAL WATA U CANT MAKE US LIVE IN CITIES AND THEN BE XABSI LIKE SAUDI ARABIA TODAY OO XININIYAHO LAHAYNE. ODAYASHEENU KHATARTA GALBEED WAY OGAYEEN BAL ARKA KUWA FATAXA IYO KOONFURTA IYO WAQOYIGA OO GAALO GALAYO MANTA.

KOONFURTA NIN KASTO AYAA ADEEGSAN KARA ILEEN WA DEGE, WAA XABSI WAXANA KU SHAQAYSTO DADYOW BADAN HADA SIDA WAAGI HORE. MY DAD POINTS TO REER HERSI MARKI LA DEJIYAY IYO MANTA BAL ARKA SAAS BAY NOO RABANE KULIGEENA IN IYAGU LA CABUDO
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
AS FAR AS MY FATHER IS CONCERNED IF YOU DONT KNOW THE CULTURE THERE, YOU WONT GET ALONG WITH THEM AND U WILL HAVE BIG PROBLEMS TRYING TO APPLY FOREIGN THINGS. HE SAID MY DAD WUD GO TO ALL MIYI FIRST. NO MONEY. TELL THEM HIS NAME AND HIS AWOOWE TO KNOWN DHULBAHANTE CLANS OF HIS TIME, THEN GO TO ALL BAH MAJERTEN AND TELL THEM WAX BAAN XEERINAYA HADAD NOOLATO BERINA CARURTAYA II BADBADIYA. HE WILL THEN REMIND OF ALL THE WAR STYLES AND RAGGA JOGGA WELI TO FULFILL IT IYAGA TUSINAYO HALKAY KU MARI KARAN PUNTLAND IYO SOMALILAND
 

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
when sayid came we cut the xad and mudug the same to bari and said see ya later talo gaaleed king im islam then osman mahmoud followed wax haram meel kuma gaadhaysan just forget it, inta yar halasha 98 isku timid ayaa hada ku jogtane u see u cant build on haram, bari xad badan ba taalo, i think he can walk only 100 kilometers maybe oo freedom halka my awoowe did all sool, nugaal lakin not mudug or bari. alla ka dhig mohamed hijijle oo bah dir keligi bari walle dubays dhahar waa kacaya
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My dad said names like kayse are bad in somali miyi waxay muujinaysa habarti ku magacabtay ujeedka lahayde ileen habar ba magac bixiso, dad badan oo gun waa jiri jiray markay ka baxan miyigu isgursadan dad nijaas ah iyaga isgurbin jiree oo abahay ba yiri awoowaha waa ka leexan jiray hadad gashidna waa calamad inaad talo wa ku hayso, magac ama calamad bay lahayeen oo miyiga dhan loo gudbin jiray marki la wareegayo daaqsintu iyo degmoyinka inay iska jiran waa gumoobeene oo wax kasta bay uu gali karane xitaa XOOLAHA MOST GO TO BEERO IN KOONFUR AMA ETHIOPIA OO SIRTA SOMALIDA GUDBIYA OO CIILAN IN XEERKI LAGA SAARAY OO ETHIOPIAN BA SOO WEERARI JIRAY MARKASI DHINACA NAGAHA

THATS WHY THEY SAY RAHANWAYN QABIL KASTA KU JIRO WA WIXI WADA GUMOOBAY OO HALKASI AADAY HADA WAA ARAGTA LUQADI WAA LAGA BADELAY DIINTANA WAA XIGGA SIDA OROMADA MEEL KASTO UU LUGAYO BAY NOQDAN DADKASI XAFAD MAGAN ALLE WHICH MEANS ILLAHI UUN II NAXARISO ILEEN MAGAC MA GABIYE.
 
Last edited:

DR OSMAN

AF NAAREED
VIP
My awoowe said dhinaca majerten, dhulbahante, warsangeli lagama soo bixi jirin, waxay uu badnayeen ogadenka dhinacooda iyo hawiyaha oo mar mar uu jidka ku arki jirey bakhti ah miyiga sababto ah miyi xeer kuma lihid ninka ogaada inaad waxani soo gurbisay wa calamad adigu ku saaran, beerahasi bay magan ku heli jirine oo 'fataxa' iyo diin lagu soo dhowayn jiray ileen iyagu ayaa bakhti kale ah wa is aruriya because miyiga xoolo iyo water ayaa loo bahan yahay adigo iska marisid oo xoolo lahayn tabar kasta ha ahaate sida geelka iyo locda iyo ariga(kuwa liito weeye) wa calamadina inaad gaf soo samaysee marka maba la waraysan jirin iyaguna nama waraysan jirin waa si gudbi jirine he said ragga ma ahayn kuwasi uu arki jiray awoowaha kuwasi walaba la dili jiray intaysan arinta si fogaan, waa hablihi soo haray oo la cafin jirey oo la dhihi jirey alla hagaay or something weird my dad said
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top