
Ma daawatahy filimka #beledweyne loogu magac daray ee lagu jilay wadanka Sweden uu Nasir dhagole wax ka jilaayo.
Filmka waxa uu iskuku jiraa danbiyo, qiyaano iyo calaacal.
Filmkan oo Hada saaran theaterska caalamka ayaa Marki hore theatreka Gothenburg lagu bilaabay waxa uuna noqday film si weyn loso dhaweeyy. Yaa I dhihi karo Nasir dhagole XAWAADLE maahan.
Ma jiraa film international ah oo kalkacyo , baydhabo, garoowe iyo kismaayo loogu Magac daray.