Conflicting sources in today's news
Maleeshiyaad kasoo jeeda Guriceel Oo aano qabiil
Udilay Gabar kasoo jeeda Degmada Balanbale
Aaga degaanka boore ee katirsan Degmada Balanbale waxa casar liiqi galabta ka dhacay Dil ay geeysteen ciidamo maleshiyad ah oo kasoo Jeeda degmada Guriceel
Waxana halkaasi lagu dilay Gabar kasoo Jeeda degmada balanbale ee Waqooyiga G/galgaduud.
Allaha Unaxariisto
It's also being claimed that it was cayr who did this.
@Admin please change the title if wrong ill make sure to clarify once the fog of war is gone