The Midlands
VIP
Mooshin xoogan ayaa xildhibaanada saxixayaan oo ka dhan ah Xamse adan madoobana mid kale ayuu iskaga moosayaa dhinaca Xamse
Hadaba Xamse wuxuu u baahan yahay inuu meesha ka saaro bukhaari iyo Daljir oo uu soo galiyo wajiyo cusub
Jabkii xukuumada shaley waxay cadeeysay in shacbiyad baarlamanka ku heesan waxaa ku jiray xildhibaanada ka horyimid kuwa UPD ka tirsanaa sida Sanbaloolshe oo wasiiro raadinaya