Wiilal baasaboordoon ah kana yimid Jamhuuriyada Somaliland oo lagu qabtay Garoowe!

Status
Not open for further replies.

SomaliWadaniSoldier

Weeping for the Nation of 68
Interahamwe
VIP
201845636585263469044430afduub1.htm

Khamiis, April, 05, 2018 (HOL) - Laba Wiil oo dhallinyaro ah oo Garoowe u tagay Paasopooro ayaa la sheegay inay ku afduuban yihiin magaaladaasi ka dib markii koox deegaanka ahi u qabsadeen labadaasi wiil in loo soo daayo nin ku xidhan xabsiga Burco ee gobolka Togdheer.

Labadan wiil ayaa magacyadoodda la kala yidhaahdaa Cabdiqaadir Axmed GUuleed iyo Xamse Tima Cade waxaanay magaaladda Garoowe u tageen sidii ay usoo qaadan lahaayeen Passpoorka Soomaaliya, haseyeeshee hoteelkii ay ku jireen waxa kala baxay koox deegaanka ah oo siideynta labadaasi wiil ku xidhay shuruud ah in loo siidaayo nin ku xidhan magaaladda Burco oo loo haysto kufsi uu ku sameeyey xaaskii uu qabay inan ay dhashay, kuwaas oo markii hore ka yimid Kaalkacyo, haseyeeshee Burco ugu geeriyootay kufsigii soo gaadhay maadaama oo gabadh aad u yar ahayd.

Hooyo Sahra Iimaan Siciid waxay dhashay mid ka mid ah labadan wiil ee ku afduuban magaaladda Garoowe, waxaanay ka warbixisay qaabkii loo kaxaystay iyo shuruudda lagu xidhay siideyntooda.

“wiilkayga iyo wiilkan kale waxay Hargeysa ka baxeen jimcihii hore waxaanay Garoowe u tageen inay Paaspooro ka soo samaystaan, haseyeeshee koox deegaanka ayaa afduubatay waanay nala soo hadal siiyeen, waxaanay yidhaahdeen labadan wiil waxaanu u haysana Nin ku xidhan xabsiga Burco oo dawladda Somaliland haysato, waxaanay sheegen marka ninkaasi la soo daayo uun baanu siidaynaynaa, anaguna awood aanu kula kulano dawladda ma nihin, waxaan ka codsanaynaa inay noo siidaayaan caruurtaasi”ayey tidhi hooyada.

Wtf are they doing in Garowe seeking baasaboor when Somaliland is a republic?:faysalwtf:

Sland must arrest the two youth for treason when they are freed.:mjkkk:
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
Good suits them. This is what happens when you ignore reality.

Bal maxaa ka qaldan hadii SL ay sida ummada kale isticmaalan baasaboorka Somaliyeed sida ummada Ilaahay.

Scream we are different country, then travel to Garowe and get Somali Passport.
 
Saalax Bidaar

Truthfulness so often goes with ruthlessness
@Saalax Bidaar you are very ignorant, it is hard to live in the world without a recognized passport.

As for the story, I don't think you wanlaweyns realize your own L's.

The story is clearly about beesha Darood defending their baby raping kin.

@waraabe @draco @Gucci mane

And who is fault is it?
You had a recognized country, recognized passport but instead to start your own shit on the side. Of course the World isn’t readily going to entertain every crazy groups ideas.
 
BANTU

+op MVLI
And who is fault is it?
You had a recognized country, recognized passport but instead to start your own shit on the side. Of course the World isn’t readily going to entertain every crazy groups ideas.
The world supported the crazy idea of using Ethiopia to invade Somalia and replace ICU with Al Shabaab, spare me your nonsense
 
BANTU

+op MVLI
haseyeeshee hoteelkii ay ku jireen waxa kala baxay koox deegaanka ah oo siideynta labadaasi wiil ku xidhay shuruud ah in loo siidaayo nin ku xidhan magaaladdaBurco oo loo haysto kufsi uu ku sameeyey xaaskii uu qabay inan ay dhashay, kuwaas oo markii hore ka yimid Kaalkacyo, haseyeeshee Burco ugu geeriyootay kufsigii soo gaadhaymaadaama oo gabadh aad u yar ahayd

Smh ceeb badanaa

:susp:
 
waraabe

Your superior
Good suits them. This is what happens when you ignore reality.

Bal maxaa ka qaldan hadii SL ay sida ummada kale isticmaalan baasaboorka Somaliyeed sida ummada Ilaahay.

Scream we are different country, then travel to Garowe and get Somali Passport.
bohol no need for a passport if their own presidents cant use it, your abti farmaajo knows if he picks up his somalia passsport, its game over and he wont be allowed to travel outside the nation lol
 
bohol no need for a passport if their own presidents cant use it, your abti farmaajo knows if he picks up his somalia passsport, its game over and he wont be allowed to travel outside the nation lol
:lolbron::russ::russ: Waraabe coming with a different point of view.
Laakiin waa runtaa:manny:
 
Bohol

VIP
Good suits them. This is what happens when you ignore reality.

Bal maxaa ka qaldan hadii SL ay sida ummada kale isticmaalan baasaboorka Somaliyeed sida ummada Ilaahay.

Scream we are different country, then travel to Garowe and get Somali Passport.

Indeed.
 
BANTU

+op MVLI
I guess none of you can read Somali huh

haseyeeshee hoteelkii ay ku jireen waxa kala baxay koox deegaanka ah oo siideynta labadaasi wiil ku xidhay shuruud ah in loo siidaayo nin ku xidhan magaaladda Burco oo loo haysto kufsi uu ku sameeyey xaaskii uu qabay inan ay dhashay, kuwaas oo markii hore ka yimid Kaalkacyo, haseyeeshee Burco ugu geeriyootay kufsigii soo gaadhaymaadaama oo gabadh aad u yar ahayd

@Abdalla @Boqor Quark Boqor Cisman @Puntlandtheglorious

Tell us why Darood support baby rape :hillarybiz:
 
Pls put in English sadly I don't know somali
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top