What is on your mind right now?

T

Tokio

Guest
Qof aan ku xaqsiinin
Maxaad ugu xeeban
Qof aan ku xasuusan
Maxad u xisaabsan
Qof aan kuba xeerin
Maxad ugu xiisi
 
T

Tokio

Guest
Midigtaadu yey noqon
Mid tolkeed u muruq wayn
Murjinkagu yuu noqon
Magli dila walalkii
Magacagu yuu noqon
Mid xumaan ka marakaca
 
P

primate

Guest
My social metamorphosis was interfered with. I'm back on my path. Time is of the essence.

 
F

Forfon

Guest
I could do with some cinnamon rolls or cinnamon fresh pretzel or bread and butter pudding. or cake and custard. i need something. i always get weird cravings at this time (1am)
 

Trending

Top