What do you call these words in your dialect?

Status
Not open for further replies.

Aurelian

Forza Somalia!
VIP
Dinner party- Martiqad
Kettle- Killi
Cat- bisad
He- Asiga
Fish- Mallay
Salt- Cusbo
Brother- walaal
Great grandmother- ayeeyo
Blanket- busto
Pillow- Barkin
Pillow case- barkin-gal :browtf:
 

Joliemademoiselle

A pious muslima.
Dinner party- Casuumad
Kettle- kidhli
Cat- Bisad
He- isaga
Fish- kaluun
Salt- milix
Brother- walaalkaye
Great grandmother- moghoyo
Blanket- buste
Pillow- Mahadad
Pillow case- gal
 

Shogun

Waa anaga orodneey, nabad doonaney
Dinner party- Xaflad
Kettle- Kirli
Cat- Bisas
He- Asaga
Fish- Kaluun
Salt- Milix
Brother- walaal
Blanket- Busto
Pillow- Barkin
 

one

ᶜᵃʷᵒ ᶜᵃʷˡᵒ
Dinner party- Casumaad, hadhimo sharaf, or in Burcaawi slang: feedho ka taah, xidigaha geeska, Somtel:qosol:

Kettle- Killi. Some family members say Kildhi or kirdhi. The authentic Somali word is actually "Ubo"(wooden kettle)
Cat- Bisad
He- Isaga
Fish- Kalluun
Salt- Milix or "dhanaaniye" as I like to call it. Not to be mixed with dhanaaniso which is the fixiso you put in the qoosh/cajiin.:icon lol:
Brother- Walaal
Great grandmother- Macooyo
Blanket- Buste
Pillow- Barkin/barkimo
Pillowcase- Gal barkimo
 

J-Rasta

Inactivated
VIP
Dinner party- Martiqad
Kettle- Kirli
Cat- Yanyuur
He- Asaga
Fish- Malay
Salt- Cusbo
Brother- abowe
Great grandmother- abooto
Blanket- Kuberto
Pillow- Barkin
Pillow case- Fodero
Dinner party- Qado Sharaf
Kettle- Kirliga Shaaha
Cat- Yanyuur
He- Asaga
Fish- Kaluun
Salt- Cusbo
Brother- walaal
Great grandmother- abooto/ayeeyo labaad
Blanket- Busto
Pillow- Barkin
Pillow case- Maryaha Barkinta La Gashado

I'll make a story out of this .

Berigi horre, waxaa jiri jiray nin magaciisa ahaa Oday Baashi , waa nin aad u da'a weyn oo timihiisa cirra ka galay sidaas awgeeda dadka ugu ag dhowaa waxay u yeeri jireen "Timacadde" oo ahaa naanaystihiisa dhabta ah laakinse Oday Baashi wuu ka xumaan jiray in loo yeero naanaystaas mararka qaar wuu la lagdami jiray kuwa ku xad gudba oo uga yeero magaca u raali ka ahayn , Oday Baashi si gaar u hanjabay in uusan tixgilin kuwa marwalba waxaa habooneyn ku kaftama, waa nin aad u xanaaq badan oo hadana dhiig kulul , wuxuu ahaa nin xoolo dhaqato ah , oo marwalba awrka raacayay ,laga bilaabo aroorti ilaa fiidnimada Oday Baashi ma ahayn dadka quraca hoostiisa ku harsado wuu ka duwana dadka kale ee intuu fariisto inta kilometer oo u socdo ayaa badan marwalba wuxuu ahaa nin hawl-kaar badan shaqadiisa fulinayay.

Maalinba maalinta ka dambaysa , waxaa la soo gaaray maalin aad iyo aad u munaasab ah oo farxad geliyay Oday Baashi wuxuu xusayay siyaaradda abootadiisa , qaraabadiisa , dariskiisa iyo dhamaan tolkiisa idilkooda hal meel ayuu ku wada casuumay oo ku yiri "Maanta waa maalinteena ee nala qeyb gala qado sharafta oo aan halkaan ku soo bandhigi doona ,soo dhawaado gurigayga waa gurigiina oo kale "
Waxaa goobta isku wada imaaday culimaa udiinki, cuqaashi, wax garaadki iyo bulshada kale , dad waxay wateen durbaan iyo alaabta lagu garaaco durbaanta, bulshada qaar sacabkooda ayay wax ku tumanayaan wayna dhigrinaayeen.
Xoolihi ayaa la wada qalay ,afar neef ayaa la birayay , nin baa seeftiisa bisinka ku qabsaday oo wax ku gowracay , hilibka waa la jarjaray oo cusbo lagu daray inta haraaga ah oon la cunin karin banaanka fog ayaa lagu sayriyay iyo harag ah meel lagu keydhiyay , waxaa goobta isku wada yimid sideed iyo toban yaanyuur oo si xoog u gaajaysan ayaga dhexdooda is dilayeen , dadkuna bahalada bay meesha Ka eryadeen " subxanallahi al cadiim, war bal waxaan raacdayaa siyaaradda ayay naga qaribayaan , junuud weeye"
Waxaa meesha fadhiyay qolo kale oo wax diyaaranayay, waxay ahaayan dad wax karsanayeen, Kirliga Shaaha ayay dabka saarteen , oo ay sugayeen inta u ka karmayso. Badana dadku way necbaayeen wax karinta.

Waxaa la gaaray fiidnimadi, xilliga ay
dadka kala ambabaxi lahaayeen oo cid walba xaafadahooda u kala hooynayeen, dadku aad bay u daaleen barqihii laga bilaabo ilaa gabaldhaci way xadhraynaayen magaca eebe ee suubanaa, Oday Baashi wuu daalay , iridiisa horre ayuu soo oodhay , intaase ka hor asaga iyo walaalkiisa salaan is dhaaf siiyeen kadibna ayuu ku yirii " Waa inoo maalin kale nabad ku bari , si fiican ayaanu u dabaaldegnay waa siyaaro lama iloowaan ee alle idiin nabad geliyo".

Oday Baashi , si xoog ah ayuu u daalana teeda kale wu u ekaaday qof hurda la suuxan raba asago sida wax cabsan oo kale ayuu , xataa socodka way ku adkaadtay , hasa yeeshee sida oo u raadinaayay darinta , waxay ku qaadatay in muddo ah u raadiyo , wuxuu soo xasuustay in darinta quraca hoostiisa yaalay kadibna wuu soo qaatay oo jiitay
meesha wuu gogladay, joodari buu hadana iyo barkinta iyo bustada soo dhigay inta ka hor u dhulka isku tuurin , wuu waysa qaatay salaada cishaha tukaday qasaca
kaluunka furtay , kadibna dhulka isku tuuray. Maryaha Barkinta La Gashado ayaa ka tagay.
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Top