this is also a good test to see if ur you or not :siilaanyolaugh:"walaal, ma Somali baa tahay?"
works every time :siilaanyolaugh:
Reer Waqooyi - "Naa aabahaa iyo wixii ku dhalay ba diinta ka wasse telifoonkaaga ii qor hadikale dhirbaaxadaan kugu dhufto ayeeydaadii mootaneyd ayaa damqan."
Reer Xamar - "Abaayo wa ku jelahay nooh fiiri nooh, sa basbaas ayaa uu shidatahay. Dooneya aniga mooskayga ku galiyo".![]()
It's like the "Are you from Tennessee, because You're the only ten I see"Abaayo are you Majerteen, cuz your a major 10