The Midlands
VIP
Gogosha Xawaadle guul ay ku dhamaataa sida tii Farjano itoobiya USC 1989 ee laga xoreeyay dhulka beeelaha gobolada Dhexe ilaa Xamar
Al Shabaab maxaas baa laga soo afjaridoonaa ayagoo hada 30km u jira Aadan yabaal. Xaalka aadan yabaal ee hada aa u eg tii xiliga xoreynta oo dhanka Hiiraan laga xoreeyay sida mapkaan uga jeedaan ayadoo koonfurteeda Shabaab heesatey

Last edited: