Weerarka Deegaanka Laas-gacamey “khawaarijtu siday wax u rabeen ugama dhicin Alxm.
mohamedismail Reewin. Lixda Gobol ee Maayland unii leh! Sep 15, 2023 #2 Waa Shahiid Axmed Shaakir fiiqane “Wuxuu maanta Naftiisa u huray bad baadada Masuuliyiintii uu ilaalinayay asaga oo ku horjaray gaari gaarigii Qaraxa siday sidasna waxaa ku fashilmay dhagartii Cadawga.
Waa Shahiid Axmed Shaakir fiiqane “Wuxuu maanta Naftiisa u huray bad baadada Masuuliyiintii uu ilaalinayay asaga oo ku horjaray gaari gaarigii Qaraxa siday sidasna waxaa ku fashilmay dhagartii Cadawga.