We need 2 do this prank to our local Imam "could u give me one of your kidney"

Status
Not open for further replies.

Grigori Rasputin

Former Somali Minister of Mismanagement & Misinfo.
Staff Member
Wariyaha SomaliSpot
Many of them would blow up like this Deacon.

I laughed so hard :russ::russ::mjlol:the Deacon resorted to his ghetto mind frame, initially it was all holly :pachah1::deadpeter::deadrose:

I'm getting an idea ...in gonna call Dabcasar and ask for a kidney :damn:


Deacon Menace: Dabcasar! Inaadeer waran. Sooma caafimaad qabtid?

Deacon Dabz: haa waa la fiicanyahay. Waxaan saaraanahay freeway, waxaan u so daa meel aanan garanayn

Deacon Menace: ninyahoow nin fiican baad tahay, waxaan rabey in aad ii saartid kili, waan u baahanahay

Deacon Dabz : Sideen kuu siiyaa, maad waalantahay. Waar naaga dhan ban u dhaarsanahay. Ii gooy numberkeyga. Saqajaaan bad tahay, ha ila soo hadlin
 
Last edited:
Status
Not open for further replies.
Top