βEveryone would die, even including you
β
Waxaan uga socdaa hadaladaaas sare, Qof kasta oo ka soo jeeda
#SSC waa uu kasoo tegi doonaa SHAQADA uu u hayo
#SNM, ha fogaato amba ha dheeraato (halagu casilo Amba is casil).
Horgalada badankooda xilka waa laga qaadayaa, markay xaaladu sii adkaato. Sababtoo ah
#SNM tu maaha dad aynu wada dhalanay mana wada joogi karno.
XASUUSO: markii
#Puntland ka baxday Laascaanood, weli hal qof oo maamulkaas Gobolka Sool xil uga hayn jiray, sida badhasaabka iyo Mayorkii Gobolka, marnaba 15 kii sano ee ay maqnaayeeen, mushaharka
#payroll ka Putland lagama saarin (iyagoo aan shaqynin bay lacagta qaadanayeen) Sababtoo ah waa dad tol ah, laakiin
#Somaliland waa dad aynaan shuqul iyo shaqo toona isku lahayn oo cadaw ah!
PL left las anod so it doesn't show a public image of the govt killing it's ppl, where-as SL is shelling it's own so called 'ppl' will win them no allies worldwide, this huge miscalculation in my view is irreversible for SL.