Beeaha Isaaq waxay Tv-yada la soo fariistaan dhulbahante wax badan ayaa naga dhaxeeya..!!
Majiro wax aan darisnimo ahayn oo ka dhexeeya
Ma wadagaan hayb ama isir Ma wadagaan maamul iyo Siyaasad
Ma wadagaan dhul iyo deegaan oo iskugu jira,balse waxay wadaagan waa xuduud qabiil oo cayiman oo u dhaxaysa, iyaguna Og yihiin oo soo dhaafin
Ganacsi ama shirkado dhulbahante leeyay oo Somaliland ka howl-gala ma jiraan, Hass Petroleum ayaa isku dayday iyana waan xasuusana oo dacwad ayaa lagu furay...khatumo ayaa tageertaan ayaa la yiri, shirkadaha daarood ee kale iyagana warkooda daa,
Maanta waxay la qaylinayaan SNM oo ka samri la,yihiin waa dhaqaalihii iyo malayiintii dollar ee hay,adaha kastamyada iyo magaalooyinka Sool uga soo xaroon jiray, oo toos Jeebkooda ugu dhici jiray, dadka gobolkuna ay muddo qatanaayeen dhaqaalaha dhulkooda, dilka iyo dhibkuna u dheera
Balse maanta waa la soo afjarey ragii lahaa ayaana u tashaday dhulkooda,
Inta yar ee buuraha ku dhuumanaysana karbaash ayay uga baxayaan.
P.Power