Prime Minister
Somali Promotion Agent
Ciro oo laga helay Covid-19 iyo wararkii u dambeeyey xaaladdiisa caafimaad
Hargeysa (Caasimada Online) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Ciro ayaa laga helay cudurka safmarka ah ee Coronavirus/Covid-19, kadib baaritaan lagu sameeyay, sida uu ku sheegay qoraal uu baahiyey. Guddoomiyaha ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka...
www.caasimada.net