Waa maxay macnaha “Waan wareemaayaa”

Waxaan TikTok ku arkay fiidiyowgan hoos ku xusan. Gabadh ayaa waraysanaysa oday. Oday oo ka yara baqaya su’aallaha inay adagyihiin ayaa yiri “waan wareemaayaa” .

Anigu ma aqaan wuxuu ula jeedo weedhaas.
Waxaan u maleeyay in uu ula jeedo waan xanuunsanayaa ama waan wareersanahay.

Correct.

Wareemayaa = I’m sick
 
Trending

Latest posts

Top