Eraygan “mooryaan” waxaan u aqaanay in uu la macne yahay budhcad
laakiin markaan ka eegay qaamuuska wuxuu la macne yahay dad sabool ah.
Imisa macne ayuu eraygani leeyahay ? Mida kale xagee buu asal ahaan ka soo jeedaa?
Siyaasad Soomaaliya.
Waxaan maqlay in ay siyaasiyada Koonfurta Soomaaliya badanaa adeegsadaan eraygan. Ma wuxuu xambaarsan yahay ujeedo fikir siyaasadeed?
xigtay: Sawirka 2aad, Afmaal dictionary, Maqaal bbc Somali
Sawirka 1aad, 19 Maajo 2021 Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalladii maanta ka dhacay Jowhar.