Vice President of Somaliland was completely humiliated by Ethiopia

Status
Not open for further replies.
upload_2018-12-3_18-6-23.png
 

Bohol

VIP
Warar Kasoo Baxaya Sobobta Itoobiya U Diiday In Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici Uu Itoobiya Uga Sii Gudbo Dalka Ingiriiska Loogana Reebay Ethiopia Airline.

War imika naga soo gaadhay mid ka mida gacanyaraasha Madaxtooyada Somaliland oo Boramanews la hadlay ayaa ka waramay sobobta Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland

Cabdiraxman Cabdilaahi Saylici looga reebay diyaarada Ethiopia Airlines oo uu usii raaci lahaa Magaalada Addisababa isagoo kusii jeeday dalka Ingiriiska.

Warkani ayaa sheegaya Saylici in Itoobiya u diiday dalkeeda inuu sii maro isagoo kusii jeeda Cariga ingiriiska isla markaana shuruud adag oo Somaliland marnaba aqbalaynin lagu


https://www.jigjigatimes.com/2018/1...a-ingiriiska-loogana-reebay-ethiopia-airline/
 
Status
Not open for further replies.

Trending

Latest posts

Top