Using Far-Wadaad | ما أوغولان كارنو شيشيي إينو أركو

Khaem

VIP

وَلالْ سَبَبْتَ اوو انْ رَبو إنَيْ دَدْكَ إسْتِعْمالَنْ قورَلْكَ وَ گيلْجِرَياشَ إيو سومالِدَ جوگانْ كينْيَ، إتوبِيَ إيو وَدَمَطَ قُرْبَهَ، سومالِدَ كُلِگودْ حَتَ مَ اووگْ سِدَ لَتينْكَ لَگُ قورو، لَكينْ كُلِگودْ وَيْ اووگْيِهينْ كَنْ عَرَبِگَ حَتَ دَدْ بَدَنْ كَنْ لَتينْكَ مَ اووگْ ي بادِيَهَ جوگانْ​

It's perfect
Screenshot_20240216_003209.jpg
 

Cush

Cushite Arab
Fikrad wanaagsaan ba la timid. Laakiin, sida aan anigu u arko, waxa inoo dhaama haddi ayno qoraalka Soomaaliga ku dayno far-laatiin, madaama aan muddo dheer soo isticmaalnay. Awalba, xaruufaha Carabiga inaga oo yar baan baranaa, dhibna inaguma ah. Far-laatiin, wuxuu xita inoo fudeydinaya baritanka luuqadooyinka kale ee caalamiga, sida af-Ingiiriska oo muhiim uu yahay xidhiihka iyo isticmaalka aduunka u dhan.
Lakiin ka fakar geeljiryaasha oo xata ogin sida loo akhriyo kan oo latiinka, mida kale wa waajib Soomaalida oo dhan inay bartaan qooraalka carabiga kuli marka kan wa fudeed qof walbo doqso buu baran karaa
 
Last edited:

وَلالْ سَبَبْتَ اوو انْ رَبو إنَيْ دَدْكَ إسْتِعْمالَنْ قورَلْكَ وَ گيلْجِرَياشَ إيو سومالِدَ جوگانْ كينْيَ، إتوبِيَ إيو وَدَمَطَ قُرْبَهَ، سومالِدَ كُلِگودْ حَتَ مَ اووگْ سِدَ لَتينْكَ لَگُ قورو، لَكينْ كُلِگودْ وَيْ اووگْيِهينْ كَنْ عَرَبِگَ حَتَ دَدْ بَدَنْ كَنْ لَتينْكَ مَ اووگْ ي بادِيَهَ جوگانْ​

Its a little hard to read for me its gonna take much practice, at least I can read it lol (unlike osmanya)
 
@MaakhirMayor @Lightshow

إدِنْكَ مَ جِّعِّشِهينْ قورالْكَنْ؟ رُنْ اهانْتي وَ كَنْ أُوگُ خُرُحْدَ بَدَنْ أُوگُنَ فيعَنْ ايْ سومالِدَ بَرَنْ كَرانْ، كَنْ افْ إنْگِريسْكَ قوفْ وَلْبو وو بَرَنْ كَرَ وونَ اووگانِ كَرَ دَدْكَ افارَهينْ تاسِنَ وا خَتَرْ​

ولاهِ وَي فِعَن تَهَآيْ إسْتِعْمالحَ عَرَبِگَ لاكينْ وَخْتِ بَدَنْ بَيْ قادَنَيْسا أخْرينْتَيْدَ إيُ قُرِتانكَيدَ
 

Cush

Cushite Arab
ولاهِ وَي فِعَن تَهَآيْ إسْتِعْمالحَ عَرَبِگَ لاكينْ وَخْتِ بَدَنْ بَيْ قادَنَيْسا أخْرينْتَيْدَ إيُ قُرِتانكَيدَ

وَلالْ وَ دَبْعَنْ إنَيْ وَقْتِ بَدَنْ خادَتو إنادْ اخرِسِدْ ي وَيْ كُگُ عُسُبْتَهَيْ افْكَ حَتَ فَرْتَ لَتينْكَ مَرْكي أُوگُ هورَيْسِّ اوو انْ اخرِنايِّ وَحَيْ خادَتِّ وَقْتي بَدَنْ إنا دوقْسو اخرِيو​

 

Cush

Cushite Arab
@MaakhirMayor

كَفَكَرْ مَگَعَ وِّبْسِتِّكَ اوو كُقورَنْ فَرْتَ وَدادْكَ مالِنْتَسْ قوفْنَ مَ رادِنايو وِّبْسِتْكَ​

 
Lakiin ka fakar geeljiryaasha oo xata ogin sida loo akhriyo kan oo latiinka, mida kale wa waajib Soomaalida oo dhan inay bartaan qooraalka carabiga kuli marka kan wa fudeed qof walbo doqso buu baran kara

Fikradaas wuxuu ahaa mid logo firki laha xiligii far-laatiin aan ula waregnay. Laakinse, hadda qiyaasahaan, ugu yaraan boqolkiiba konton ee ummaadda Soomaaliyed ayaa qori kara af-laatiin, haddi aynan ka badneyn.

Mida kale, haddii aadan ka war qabin, heeshiiska dhamaystirka dastuurka dowladda Soomaaliyed waxaa ku jira qodob ku qasbaya ilma kaste in uu aado dugsi hoose iyo waxbarashada wato. Sidaas ba walwalkaaga lagu xalin kara.

Isagu sidaas tahay, ka ma so hor jeedo, in labadaba far-wadaad iyo laatiin, laga dhigo qoralka af-Soomaaliga. Dhowr luqadood baa laba qoraal u kala duwan isticmaalo, sida tusale ahaan af-Serbiyaan oo kyrillic iyo laatin ku qora ama Jayniis, Azarbajaani, iyo kuwa kale.
 

Cush

Cushite Arab
Basics of the script:

So it's the same as Arabic but here's some things to know

o= اوو

e=ي​

g=گْ​

dh=ط
 

Cush

Cushite Arab
Waxaan rabaa in soomaalidu ay isticmaalan fartaan sababtoo ah ceebteena ayaa laga sii arkooya aduunka oo dhan waana farta ugu fudud ee la fahmi karo xitaa Soomaalida baadiyo ka timid way fahmi karaan

Far Wadaad


وَحانْ رَبا إنْ سومالِدُ ايْ إسْتِعْمالَنْ فَرْتانْ سَبَبْتو اهْ عيبْتينَ ايا لَگَ سي ارْكويَ ادونْكَ اوو طَنْ وانَ فَرْتَ أُوگُ فُدُدْ ي لَفَهْمِ كَرو حِتا سومالِدَ بادِيو كَتِمِدْ وَيْ فَهْمِ كَرانْ​


@techsamatar @MaakhirMayor @Garaad diinle
 

Trending

Top