Hassan sh wuxuu dhahay "waxaad tihiin beesha kaliya ee si degdeg ah uga soo jawaabay baaqeygii dagaalka Shabaab oo dhulkooda ka sifeeyay aniga madaxaa ii saarantihiin wax walbe waa idiin fulinayaa "
"Maanta Waxa kulan dhex marey ugaaska Xawaadlle ugaas Yuusuf ugaas Xasan iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Dabageed iyo Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan Xildhibaanada Beelaha Xawaadle Ku matallo DF iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ka soo baxay qodobadan
1: Saxitaan ka Hir-Shabeelle madamo si deg deg ah lagu dhisay kal hore tabasho Xoogan ka qabto Beelaha Xawaadle si sax ah loo sameeyo . Iyo dib u heshiisiin Shacabka Hir-Shabeelle gar ahaan Reer Hiiraan
2: Dowladda Federaalkana Soomaaliya
Waa in laga hela Miisan u dhigmo Beelaha Xawaadle Sida Wasiir A ah wasiirka Ku-xigeenka iyo Wasiir Dowlaha iyo agaasimeyaal
3: Dagalka Al-Shabaab lugula jiro oo loo dii dardar-gelin lahaa
4:- dhawicii Macawisleey ee Lagu xasuuqay Degamada Cabdicasiis ee Magaalada Muqdisho oo Baritan dhab ah lagu sameeyo Mag dhow iyo raaligalin ka baxiso.
5:- dowlad Federalka oo Madaxweynaha ka yahay Xasan Sheekh Maxamuud in si dhab ah loo tageero"
Interesting, I hope to see our power-sharing restored.
I am interested to see the return our old position the deputy commander of somali police force which was held by Gen. Mukhtar.
Also I expect HSM to give us a military position in Danab or Ciidanka Lugta.
Also interested to see what awaits HS, I hope to see a complete reform of the parliament inshallah those Ethiopian and Kenyan squatters must be out.
