carabta basal aas cunaan, ma ogidoo? Adi horta waxaas tahay mala kasaayo, mar carab aas sheegani mar maxaas dhihi soomaali aas ahee. Beentaas haa ii sheegin, carabta soomaali ma jeclo, wax ka necayb badan ma arkin, wixi midib madow wee naceyb yihiin, laakiins oyaga dhexdood xataa kuwa madmadoow waa la yasaa. Waa dad jiran. Carabta muslim wee sheegtaan kumaas dhaqmaan muslim afka lee ka yihiin, tan kale kuligood muslim maas ahan, gaalo wee ku jiraan. carab waa baani aadam lee malaaig haas ka dhigin. Wexees na ka fiicanyihiin malaha, adaa buuq iyo qeylo la imaatay, carab hada durbaanka uu tumeeysid, anagaas durbaan waa tumaneeyna, Ki durbaankiisa xoogsan ha reeyo. qofkasto waa la ceeyaa inta, soomaalida dhexdooda is ceeyaan, ma basal cunee aas uu naxariisaneeyna?
af-soomaaliga ma xumo. Wa ku fahmi.